Rajo-Yeel Development & Research Organization

Rajo-Yeel Development & Research Organization we're fully for the betterment of community.

Rajo-yeel Development and Research Organisation is a non-profit and non-political organisation, thats primarily committed to the service of the community in areas such as Health, Educational and Livelyhood.

11/04/2026
11/04/2026

Ururka Samafalka, Cilmibaadhista iyo Horumarka Bulshada ee Rajo-Yeel Development and Research Organization.
.

Ururka Samafalka, Cilmibaadhista iyo Daryeelka Bulshada ee  Rajo-Yeel Development and Research Organization ayaa waxa uu...
10/04/2026

Ururka Samafalka, Cilmibaadhista iyo Daryeelka Bulshada ee Rajo-Yeel Development and Research Organization ayaa waxa uu kur galay Xaaladaha Caafimaad iyo Nafaqo iyo Nololeed ee Bulshoyinka kundhaqan Deegaamada Galbeedka.

Ujeedoyinka Qiimayntan ayaa kamida ukuurgalka xaqiiqppyink bulshada iyo kahor taga iyo xakamaynta Xanuunada iyo xaaladaha kale Deg dega (Emergency Response) si xal waara loogu helo.

Guud ahaan Adeegyada iyo waxqabadka Ururka ayaa ah mid si kutadawacnimo ah loogu cei8nayo bulshada lasocod iyo waxqabad hadba sidi loo awoodo iyo intii la awoodo.

Address

Road No1
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo-Yeel Development & Research Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share