Somaliland Online Media Association - SOMA

Somaliland Online Media Association - SOMA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somaliland Online Media Association - SOMA, Nonprofit Organization, Suldan Saed High Way, Hargeisa.

Somaliland Online Media Association (SOMA) is a non-governmental and non-profit-making organization founded and registered legally in 2008 to contribute to the freedom of expression and democracy in Somaliland. SOMA participates in raising awareness of society in terms of election concerns includes citizen and voter registration and other civic education related to election of Somaliland.

Free and independent press plays a vital role in safeguarding democratic life and ensuring that every voice can be heard...
04/05/2026

Free and independent press plays a vital role in safeguarding democratic life and ensuring that every voice can be heard.

“All freedom depends on press freedom. Without it, there can be no human rights, no sustainable development and no peace...
04/05/2026

“All freedom depends on press freedom. Without it, there can be no human rights, no sustainable development and no peace.

Let us protect the rights of journalists, and build a world where the truth – and truth-tellers – are safe.”

- United Nations Secretary-General António Guterres

https://buff.ly/T2t7YQg

This is just very devastating. Lebanese journalist Amal Khalil, a reporter for the newspaper Al-Akhbar, was killed in an...
23/04/2026

This is just very devastating. Lebanese journalist Amal Khalil, a reporter for the newspaper Al-Akhbar, was killed in an Israeli terrorist airstrike in southern Lebanon.

Khalil and freelance photojournalist Zeinab F***j were covering the aftermath of an earlier terrorist Israeli drone strike in the town of al-Tiri that had killed two civilians. After their vehicle was targeted, the journalists sought refuge in a nearby house. This house was subsequently bombed, trapping Khalil under the rubble.
For several hours, Israeli fire and stun grenades prevented the Lebanese Red Cross and army from reaching the site. Zeinab F***j was eventually rescued in serious condition and taken to a hospital. Hours later, rescue teams recovered Amal Khalil’s bodyfrom the debris.

The killing of Amal Khalil in al-Tiri is not an isolated act of terrorism; it is a calculated continuation of a decades-long pattern of targeting the press across Palestine and Lebanon. This history of Israeli terrorism against media workers serves a clear, systemic purpose: to assassinate the witnesses and silence the truth.

Eebe caafimaad taam ah ha siiyo Mubaarik Cabdi Yuusuf oo xannuusanaya
22/01/2026

Eebe caafimaad taam ah ha siiyo Mubaarik Cabdi Yuusuf oo xannuusanaya

Saaka waxa Sawirkaa soo dhigay h**e ee Kastan ALLE ha u naxariistee uu ku jiro oon u malaynaayo inay ahayd xiligii aan g...
17/11/2025

Saaka waxa Sawirkaa soo dhigay h**e ee Kastan ALLE ha u naxariistee uu ku jiro oon u malaynaayo inay ahayd xiligii aan gudoomiyaha SOLJA ahaa Xassan Siciidna ka muuqdo Cabdi Yusuf Aar, bal kaa kale oo ahaa 1997, dub u furistii Madaarka Hargeysa oo madaxweyne Cigaal uu xadhiga ka jaray yaa garan kara?, ka labaadna waa kuwaas ka Xassan Shugri.

Baaqa Ururka   Ee Maalinta Saxaafada Somaliland Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Assoc...
09/11/2025

Baaqa Ururka Ee Maalinta Saxaafada Somaliland

Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association - Waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan suxufiyiinta Jamhuuriyadda Somaliland oo mar walba u taagan gudbinta xaqiiqada, tebinta wararka iyo difaacidda xorriyadda hadalka.

Saxaafaddu waa udub dhexaadka dimuqraadiyadda, wacygalinta bulshada, isla-xisaabtanka iyo toosinta dawladnimada.

Waxa aan ku boorinayaa qaybaha saxaafadda ee kala duwan in ay xoojiyaan xirfaddooda, gaar ahaan dhinaca 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐢𝐭𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐚𝐡 si ay ula jaan qaadaan isbedelka xawliga ah ee dunidda ka socda.

Xukuumaddana Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo ah xukuumaddii ugu xadhiga badnayd Saxaafadda oo xidhay muddada ay jirtay 37 Suxufi inay xadhiga iyo cabudhinta saxaafadda ja dayso

"Saxaafadda iyo suugaanyahanka xukuumaddaha ay isa-seegaan cimrigoodu maraago.

Xukuumaddan cusubi waxa ay caadaysatay xadhiga weriyeyaasha muddada toban bilood ah oo ay xafiiska joogeen waxa ay xidheen 37 weriye oo badankoodu lagu xudhay sifo baalmarsan shuruucda dalka"Ayuu yidhi Abwaan Yuusuf SHAACIR


"Saxaafadda iyo suugaanyahanka xukuumaddaha ay isa-seegaan cimrigoodu maraago.Xukuumaddan cusubi waxa ay caadaysatay xad...
30/10/2025

"Saxaafadda iyo suugaanyahanka xukuumaddaha ay isa-seegaan cimrigoodu maraago.

Xukuumaddan cusubi waxa ay caadaysatay xadhiga weriyeyaasha muddada toban bilood ah oo ay xafiiska joogeen waxa ay xidheen 37 weriye oo badankoodu lagu xudhay sifo baalmarsan shuruucda dalka"

Sidaa waxa yidhi Abwaan Yuusuf Shaacir

The Somaliland Journalists Association (SOLJA) awarded $1,000 grants to 10 journalists for high-quality reports on Disas...
29/10/2025

The Somaliland Journalists Association (SOLJA) awarded $1,000 grants to 10 journalists for high-quality reports on Disaster Risk Management, recognizing their role in raising public awareness through professional reporting.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Togdheer, ayaa maanta ku xukuntay hal sano iyo Laba Milyan oo Shilling suxufi Cabdicasiis C...
07/10/2025

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Togdheer, ayaa maanta ku xukuntay hal sano iyo Laba Milyan oo Shilling suxufi Cabdicasiis Cawl oo ka tirsan bahda KF Media TV.

Maxkamadda Gobolka Togdheer ayaa h**ey wax danbi ah ugu weyday wariyaha.

Wariye Cabdicasiis ayaa waxaa xidhay Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Ramaax oo isagu soo dacweeyay.

"Talaabada Xukuumadu Ku Cabudhinayso Madaxbanaanida Saxaafada waxay Bah dil iyo Sharaf Dhac ku tahay Nidaamka Dimuqraadi...
30/09/2025

"Talaabada Xukuumadu Ku Cabudhinayso Madaxbanaanida Saxaafada waxay Bah dil iyo Sharaf Dhac ku tahay Nidaamka Dimuqraadiyada iyo Xorriyatul qawlka Somaliland "

Hargeysa( )Xildhibaan Maxamed Xuseen "Rambo" oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa cambaareyey xadhiga wariye Cabdiraxmaan Jumba oo maanta xabsiga loo taxaabay , kaas oo ah weriyihii 31aad ee hay'adaha amnigu xidhaan muddada sanad ku dhaw ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro xilka hayo.

"Wax la aqbali karo ma ah xadhiga ay Xukuumada Madaxweyne Cirro ku hayso suxufiyiinta" ayuu ku yidhi Xildhibaan Rambo qoraal uu maanta ku faafiyey bartiisa X. waxana uu intaa raaciyey oo xusay in maanta xabsiga loo taxaabay weriyihii 31aad muddo sannad ku dhaw oo Madaxweynaha Somaliland Mr. Cabdiraxmaan Cirro xilka hayo.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Rambo waxa uu sheegay in.talaabada Xukuumadu ku cabudhinayso madaxbanaanida saxaafadda ay bahdil iyo sharaf dhac ku tahay nidaamka dimuqraadiyadda iyo xorriystul qawlka ee Somaliland.

Ciidanka booliska Hargeysa ayaa maanta xabsiga u taxaabay weriye Cabdiraxmaan Jumbo oo ah suxufi ka tirsan saxasfada madaxabanaan ee ka hawlgasha magaalada Hargeysa.

Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association SOMA waxa uu cambaareynayaa xadhiga sharc...
08/08/2025

Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association SOMA waxa uu cambaareynayaa xadhiga sharci darrada ah xukuumadda Somaliland 4 August 2025 ku xidhay weriye Axmed Mohamud Dool magaalada Hargeysa, loona taxaabay xarunta CID-da.

5 August 2025, weriyaha waxa la horgeeyey maxkamadda, waxaana loo jaray afar (4) maalmood oo xabsi ku hayn ah iyada oo aan weli si cad loo shaacin dambiga lagu eedeeyay.
Ururka SOMA waxa uu cod dheer ugu baaqayaa Xukuumadda Somaliland inay xorriyadiisa dib ugu soo celiso

Address

Suldan Saed High Way
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Online Media Association - SOMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somaliland Online Media Association - SOMA:

Share