24/09/2026
Hope Humanitarian Aid & Sustainable Development Organization (HASDO) waxay maanta, 24 September 2026, ka qaybgashay webinar muhiim ah oo ku saabsan:
βClimate Negotiations & African Priorities: Building a Unified African Civil Society Voice for COP31 and Beyond.β
Kulanka waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray UNFCCC Landscape and Adaptation, iyadoo laga hadlay doorka bulshada rayidka Afrika, isbeddelka cimilada, la-qabsiga (adaptation), iyo mudnaanta Afrika ee wada-xaajoodyada cimilada.
HASDO waxay sii wadaysaa ka qaybqaadashada fursadaha aqoonta, iskaashiga, wacyigelinta iyo waxqabadka deegaanka, si loo xoojiyo fahamka iyo codka bulshada ee arrimaha isbeddelka cimilada.
π± Climate Action | Community Resilience | Sustainable Development