Beacon Som Org

Beacon Som Org Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beacon Som Org, Nonprofit Organization, Hargeisa.

Waxaanu Soo Dhawaynaynaa Go’aanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, 24 Dec 2025.Beacon Somali Organization oo ah ur...
24/12/2025

Waxaanu Soo Dhawaynaynaa Go’aanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, 24 Dec 2025.

Beacon Somali Organization oo ah urur ka shaqeeya Arimaha bulshada iyo Horumarinta Dimuqraadiyadda, Waxa uu si rasmi u soo dhawaynayaa go’aanka ka Soo baxay Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL kaas oo ku salaysan sharciga, masuuliyadda qaran iyo ilaalinta hanaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.

Qabsoomidda doorashooyinka xilligooda ah waxay laf-dhabar u yihiin dimuqraadiyadda, xasilloonida siyaasadeed iyo kalsoonida shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, sidaa awgeed Go’aanka KDQ waxa uu doorka wayn ka qaadanayaa xaqiijinta nidaam doorasho oo hufan, dhexdhexaad ah, kuna salaysan dastuurka iyo xeerarka dalka.

— DHAMMAAD —

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beacon Som Org posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share