Umatul Islam Center

Umatul Islam Center Umatul Islam Center is a cultural, educational, social, and chartable non- profit organization dedicated to serve the Minnesota communities

Umatul Islam Center is a cultural, educational, social, and chartable non- profit organization dedicated to serve the Minnesota communities. The Center also strives to work with anyone interested in learning about Islamic culture and values. Umatul Islam Center was established 2007 in response to the needs of the growing Muslim community in Minnesota. Since then, Umatul Islam Center has been operating and providing essential services in line with its values and mission.

10/09/2026

khudbada jimcaha 10\9\26

09/29/2026

Community Lecture Series Minneapolis | Culimada oo Ka Hadlay Qoyska, Dhalinyarada iyo Aakhiro

Magaalada Minneapolis waxaa lagu soo gabagabeeyey kulan diini ah oo ka dhacay Umatul Islam Center, halkaas oo ay culimo Soomaaliyeed bulshada kula wadaageen muxaadarooyin ku saabsan qoyska Muslimka, dhalinyarada iyo nolosha Aakhiro.

Muxaadarada waxaa jeediyey:

🔹 Sh. Ahmed Tajir — Dhisidda Qoyska Muslimka
🔹 Sh. Abdirahman Bashir — Dhalinyaradu Waa Mustaqbalka Umadda
🔹 Sh. Osman Usuli — Adduunku Waa Meel Ku-meel-gaar ah, Aakhiraduna Waa Hoyga Joogtada ah.

Muuqaalkan waxaad kaga bogan doontaan dardaarannada iyo fariimaha muhiimka ah ee culimadu u jeediyeen bulshada, gaar ahaan arrimaha qoyska, tarbiyadda dhalinyarada iyo diyaar-garowga Aakhiro.

09/28/2026

Durrus Iyo Muxaadaro

Kulanka Bulshada oo Hadda Ka Socda MinneapolisKulanka Community Lecture Series ayaa hadda ka bilaawday Umatul Islam Cent...
09/27/2026

Kulanka Bulshada oo Hadda Ka Socda Minneapolis
Kulanka Community Lecture Series ayaa hadda ka bilaawday Umatul Islam Center ee magaalada Minneapolis, waxaana soo xaadiray culimo iyo xubno ka tirsan bulshada.
Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa qoyska Muslimka, dhalinyarada iyo mustaqbalka Umadda, iyo xusuusinta Aakhiro.
Waxaa muxaadarooyinka jeedinaya:
🔹 Sh. Ahmed Tajir — Dhisidda Qoyska Muslimka
🔹 Sh. Abdirahman Bashir — Dhalinyaradu Waa Mustaqbalka Umadda
🔹 Sh. Osman Usuli — Adduunku Waa Meel Ku-meel-gaar ah, Aakhiraduna Waa Hoyga Joogtada ah.
Kulanka ayaa hadda socda, waxaana la filayaa in culimadu ay bulshada la wadaagaan dardaaranno iyo fariimo muhiim ah oo la xiriira qoyska, dhalinyarada iyo nolosha Aakhiro.

09/25/2026

Khudbada jimcaha 9/25/26

09/18/2026

Runta iyo Islaamka Maxaa Ka dhaxeeyo
Masaajidka Umatul Islaam centar Sheikh Usuuli

09/18/2026

خطبة الجمعة عن الصدق /لفضيلة الشيخ عثمان (الأصولي)

09/04/2026

Axkaamta Jimcada iyo aadabta ku xeeran
maamka Masjidka Umatul Islaam center Sheikh ahmed Taajir

Address

3015 2nd Avenue South
Minneapolis, MN
55408

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Umatul Islam Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Umatul Islam Center:

Shortcuts

Share