Dhalinyarada Weyteen

Halkaan waa akoonka saxda ah
Ee Dhalinyarada Weyteen meel walbo oo
Ay dunida kajogaan, halkaan waa madal Dhaxdhaxaad ah oo ka shaqeeysa
Midnimada, wadajirka, iyo walaalnimada Dhamaan beesha Weyteen Absame.

06/02/2026

Dhaanta aan inaba caadi aheen
Ayaa loosoo qaaday xildhibaanad
oo ololaha doorashada
Kaga jirta degmada halka
Adeerkeed C/sayid uu bixiyay dhaqaalaha Heestaan cajiibka ah lagu qaaday
Taas oo ay kubaxday malaayiin dollar

Waa isku jifo labadooda,
Sidaas oo ay tahayna waxay matalayaan
Beesha weyteen absame ee dagan dds
Oo ka Kooban dhowr jifo oo aanan
Laheen xildhibaan iyo waziro iyo
Gudoomiyayaal degmo halka jifadaan
Kale ay isku koobeen waxii oodhan

Walee waxaas baa adeer lagaa dhahaa
Hhhh jaceylka uu uqabo weynaa

Dhalinyarada Weyteen
Luqmaan Xuriye Bashiir

  walee ciyaaroayuu nagu bartay Marba naadigii koobka qaadoAyuu taageeraa hhhArsenal markay horyaalka qadeysayWuxuu soox...
05/30/2026

walee ciyaaro
ayuu nagu bartay

Marba naadigii koobka qaado
Ayuu taageeraa hhh
Arsenal markay horyaalka qadeysay
Wuxuu sooxirtay dharkeeda
Maantana wakaa wata kooxdii
Qaaday champion'ska๐Ÿ†dharkeeda

Hampalyo Hampalyo PSG

05/30/2026

Boqorada beesha Weyteen absame
Ayaa buudka la dulmartay odoyaal
Baahan oo uu soo kireysay c/sayid
Kuwaas oo ay isku jifo yihiin
Wadayna guulwadeyn iyo niiko

Cabdirisaaq sayid oo ah taageerahaUgu weyn DDS ee Arsenal  ayaaShir Hampalyo ah uqabtay taageerayaashaJifadiisa hoose ah...
05/25/2026

Cabdirisaaq sayid oo ah taageeraha
Ugu weyn DDS ee Arsenal ayaa
Shir Hampalyo ah uqabtay taageerayaasha
Jifadiisa hoose ah ee taageera naadigaas

Shirka ayaa kadhacay degmada
Aysan jifo ahan dagin reerka C/sayid
Oo ay boobeen ee .

Hampalyo Hampalyo naadiga
Arsenal

Luqmaan Xuriye Bashiir

05/22/2026

Boqorada kuumade ayaa runta
Usheegtay waziir kuxigeenkii niicda ahaa
Ee rerow cabdi ee bilaabay in uu xir xiro
Qof walbo oo ay ooga cabsadaan
In uu sisaayada kula loolamo
Ama uu dhaliilo ficiladooda guracan

Dhalinyarada Weyteen

05/19/2026

Siyaasiyiinta kasoojeeda jupaland
Ee ku abtirsada isbaheysiga absame
Ee ku qatan xukunka kismaayo kajira
Kuwaa oo mansabkii dhamaa isku koobay
Ayaa sheegay in mar aan dhaweyn
Absame dhaxdiisa isfarasaari doono
Hadii aan wax laga badalin halka reer
Ee boobabaya kuraasta lawada leeyahay

Dhalinyarada Weyteen

Beeshii weyteen absame aheed Ee culumada heed lagana heybeysanJiray gaar ahaan kuwii dagnaa DDSWaxaa kuhabsatay musiibo ...
05/18/2026

Beeshii weyteen absame aheed
Ee culumada heed lagana heybeysan
Jiray gaar ahaan kuwii dagnaa DDS
Waxaa kuhabsatay musiibo weyn
Oo aan laga soo kabsan karin

1: waxaa hogaanka uqabtay
Hal jifo jifadiina waxay iska
soo xuleen labadii ugu aqoonta
badneed ee kudhaxjirtay kuwaas
oo maqaayadaha burqoyar kuqayila

2: qayiladii waxay ku darsadeen
Dilka masaakiinta, waxay ogoomeeyen
7 ciyaal ah oo kaso jeeda beesha
Reer ugaaa nuur waliba way kujees
jeeseen dilka alle ha unaxariistee
AUN sahro dool dilkeeda dhamaan
jifada labadaas eedeysane. ๐Ÿ˜ข ๐Ÿ˜ญ

3: waxay bilaabeen qofkii aan
Kujifo aheen in ay ku shabadeeyaan
Shabaab-nimo' ama qof cadow ku ah
DDS oo waxay xirteen nin dhalinyaro
ah oo saameen kulahaa tolka iyo
Dhamaan soomaali weyn,

Goormee ayaad isleedahay
cadaalada waa lahorkeeni
doonaa labadaas isku jifada ah
ee ceebeeyay weyteenkii sharafta
badanaa ee daganaa ddsDhalinyarada Weyteenen

05/17/2026

Waziir al cadaala ayaa sheegay
In aan axmed madoobe looga hari
Doonin shisheeye kal-kaalnimada iyo
Dowlad diidka,

Dowlada soomaaliyed ayaa qorsheynaysa
In jupaland cusub laga dhiso gedo
Kadibna lawareero kismaayo
Si halkaas looga saaro maleeshiyaadka
Axmed madoobe kubeesha ah

Dhalinyarada Weyteen

Cadaalad daradaas bal eegaNina waa muqayil caba qamrigaJaadka iyo sigaarka waxaana Lagu abaal mariyay kursiga xildhibaan...
05/16/2026

Cadaalad daradaas bal eega
Nina waa muqayil caba qamriga
Jaadka iyo sigaarka waxaana
Lagu abaal mariyay kursiga xildhibaanimo
Oo waxaa ku abaal mariyay adeerkiis
C/risaaq sayid

*Halka ninkaas kale ee mohamed
Abdi xuseen-ah oo kuleh dds sumcad
iyo sharaf lagu eedeeyay kiis aan
Looquurin qof ehelka ah iskabadaa
Shisheyahee kaas oo ugu danbeeyntii
Loo taxaabay jeel kuyaalo birqod,
Sababta lagu heystana waa sidee ugu
Hanqal taagi kartaa mansabsare
Reerkaanaga oo jooga.

c/risaaq sayid waxa uu weyteenka
Dagan dds baray qabyaalad heerkii
Ugu darneed taariikhda, waxaana
Soo dhow in qofkasta oo kujifo ah
Ninkaaas godob aan dhamaan loohaayo

Luqmaan Xuriye Bashiir

Address

Washington D.C., DC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyarada Weyteen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhalinyarada Weyteen:

Featured

Share