Villa Qurac Joome Bakool Somalia

Villa Qurac Joome Bakool Somalia Degmada Qurac Joome ee Gobalka Bakool Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Qurac joome ❀️
10/08/2024

Qurac joome ❀️

Dhibaatoyinka Ka Taagan  Degmada Qurac Joome ee Gobalka Bakool Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Dhibaatooyinkaas Waxaa ka mid ah 1. Maamulka f...
02/16/2024

Dhibaatoyinka Ka Taagan Degmada Qurac Joome ee Gobalka Bakool Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dhibaatooyinkaas Waxaa ka mid ah
1. Maamulka fadhiidka ah waxaa la magacaabay 16/05/2023

2. Maamulka fadhiidka ah waxa uu shaqa bilaabay 25/08/2023 arrimo laxiriira maamulkii isaga ka horeyay

3. 15/09/2023 waxaa magaalada soo dagay Ciidanka militariga itoobiya oo shacabka dhibaato ku haayo.

4. Waxaa Kale oo yaab ah in maamulka fadhiidka ah uu bilaabay in ciidanka itoobiyaanka ah ay u adeegsadaan dadka shacabka ah iyaga oo u awood sheeganayo

5. Waxaa Kale oo wax laga xumaado ah in degmadaasi ay cunaqabateyn saaran tahay taas oo ah in wixii ka dambeeya 05:00PM Aanay magaalada cidna kabixi Karin cidna soo Gali Karin taas oo caqabad ku ah bulshada xoola dhaqatada ah

6. Maamulka fadhiidka ah ayaa bilaabay maalituu xafiiska yimid iska horkeenida dadka deegaanka

FG: Cunaqabateynta Bulshada Horumar Laguma Gaaro ee Horumarka Halaga Shaqeeyo

02/16/2024

Qurac joome Bakool Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Washington D.C., DC
NO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Villa Qurac Joome Bakool Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share