New American Heritage Sports League-NAHSL

New American Heritage Sports League-NAHSL Inspiring a generation of leaders through youth sports, cultural exchange, and community engagement.

04/08/2026

Mataan True Story Stand Up Comedy Ohio Somali Week 2026 QOSOL IYO QARAAXO

Sawirada Xaflada New American Heritage Sports League-NAHSL Ee xalay lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio.
04/06/2026

Sawirada Xaflada New American Heritage Sports League-NAHSL Ee xalay lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

04/06/2026

Koobka Tartanka Somali Week Ohio ayaa waxaa ku guuleystay kooxda Horyaal ee ka socotay gobolka Minnesota.

πŸ† Semi Final & Final – Tartanka Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Week Ohio 2026 πŸ†Tartanka Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida...
04/06/2026

πŸ† Semi Final & Final – Tartanka Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Week Ohio 2026 πŸ†

Tartanka Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Ohio 2026 ayaa si heer sare ah u soo maray marxaladihii Semi Final iyo Final, isagoo soo bandhigay ciyaaro xiiso leh, tartan adag, iyo xirfad ciyaareed oo sare.

Kulamadii afar-dhammaadka (Semi Final), kooxaha Wadani FC (Minnesota) iyo Horyaal FC (Minnesota) ayaa ku guuleystay inay u gudbaan finalka kadib ciyaaro adag oo ay la yeesheen kooxaha Dallas (Texas) iyo KB Stars (Minnesota). Wadani FC ayaa ku soo baxday gool-ku-laad kadib barbaro adag, halka Horyaal FC ay 3–2 kaga adkaatay KB Stars.

Finalkii la wada sugayay ayaa dhexmaray Wadani FC iyo Horyaal FC, kulan aad u xiiso badan oo si weyn loo wada sugayay. Ugu dambeyntii, Horyaal FC ayaa guusha qaadatay, kuna guuleysatay koobka horyaalka sanadkan. πŸ‘

Tartankan wuxuu si cad u muujiyay tayada ciyaareed, tartanka adag, iyo midnimada dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Ohio iyo guud ahaan Mareykanka β€” isagoo noqday madal dhiirrigelin u ah horumarinta ciyaaraha iyo isku xirka bulshada. πŸŽ‰βš½

Horyaal FC: The Unstoppable Champions of OSW 2026! πŸ†βš½The trophy is staying with the best! After a tournament defined by ...
04/05/2026

Horyaal FC: The Unstoppable Champions of OSW 2026! πŸ†βš½

The trophy is staying with the best! After a tournament defined by grit, talent, and community spirit, Horyaal FC has officially been crowned the champions of Ohio Somali Week 2026.

In a Final for the history books, Horyaal FC showcased their championship DNA with a thrilling 3-2 victory over Wadani FC. Every pass, every tackle, and every goal brought us to this moment of pure celebration at Soccer First Inc.

π“π‘πž πŸπŸŽπŸπŸ” 𝐇𝐨𝐧𝐨𝐫 𝐑𝐨π₯π₯

We recognize the elite performers who dominated the pitch this week:

Tournament Champions: π‡π¨π«π²πšπšπ₯ 𝐅𝐂 πŸ₯‡
Runners-up: Wadani FC πŸ₯ˆ
Odayaasha (Veterans) Champions: Washington DC πŸ₯‡
Tournament MVP: Mohamoud Mohamed 🌟
Golden Boot: Mubashar (9 Goals) ⚽
Best Keeper: Mendi Fariji (17 Saves) 🧀
Coach of the Tournament: Dallas Coaches πŸ“‹

Congratulations to Horyaal FC and all the participating teams for making Ohio Somali Week 2026 our best year yet!

Qaar kamid ah sawirrada xafladda New American Heritage Sports League (NAHSL) oo si heer sare ah xalay uga qabsoontay mag...
04/05/2026

Qaar kamid ah sawirrada xafladda New American Heritage Sports League (NAHSL) oo si heer sare ah xalay uga qabsoontay magaalada Columbus, gobolka Ohio.

Horyaal FC Crowned Champions of Ohio Somali Week 2026!The wait is over! In an absolute thriller of a final at Soccer Fir...
04/05/2026

Horyaal FC Crowned Champions of Ohio Somali Week 2026!

The wait is over! In an absolute thriller of a final at Soccer First Inc., Horyaal FC emerged victorious, securing the championship title with a narrow 3-2 win over a resilient Wadani FC.

It was a match that had everything: elite skill, high intensity, and a nail-biting finish that kept the fans on the edge of their seats until the final whistle.

We want to extend a massive congratulations to the players, coaching staff, and loyal supporters of Horyaal FC for their incredible run this year. We also applaud Wadani FC for an outstanding performance and for showing the true spirit of sportsmanship throughout the tournament.

04/04/2026

Wareysiyo lala yeeshay xubno ka tirsan ururka intii lagu guda jiray maalinta 1aad ee Ohio Somali Week 2026 β€” muujinaya aragti, hoggaan, iyo dadaalka horumarinta ciyaaraha bulshada

Sawiro: Tartanka Ciyaaraha Ohio Somali Week 2026 Maalintiisii Labaad.
04/04/2026

Sawiro: Tartanka Ciyaaraha Ohio Somali Week 2026 Maalintiisii Labaad.

04/04/2026

Tartanka Ciyaaraha Ohio Somali Week 2026 Maalintiisii Labaad , Waxaana la ciyaaray CIyaaro Xiiso Iyo Xamaasad Leh.

SAWIRO: Tartanka Ciyaaraha Ohio Somali Week 2026 Qeybta Odayaasha.
04/04/2026

SAWIRO: Tartanka Ciyaaraha Ohio Somali Week 2026 Qeybta Odayaasha.

Address

Columbus
Columbus, OH
43004

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New American Heritage Sports League-NAHSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share