Zambia somali friendship association

Zambia somali friendship association The Zambia Somalia friendship association is an association that advocate and protect the interest of somalia community living in zambia

04/12/2025
25/11/2025
Golaha marjaca ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ,Oo maal mahaan lahaa kulamo  iyo shirar oo ka dhashay is casi...
12/01/2025

Golaha marjaca ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ,
Oo maal mahaan lahaa kulamo iyo shirar oo ka dhashay is casilaadii Gudoomiyaha Jaaliyadda ayaa ugu Dambayn soo saaray Bayaan
Lagu doortay Gudoomiye Cusub.
Mudane Ally Badi Firin oo badali doona Gudoomiyihii horre Mudane Mohamud Mohqmed (Hiiraan).

Waxay Goluhu Mahad balaaran u jeediyeen Gudoomiye Mohamud M intuu soo shaqeeyay.

06/01/2025
Gudoomiye Mohamud Mohamed (Hiiraan) oo iska casilay Gudoonkii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ,Gudoomiye Mohamud...
06/01/2025

Gudoomiye Mohamud Mohamed (Hiiraan) oo iska casilay Gudoonkii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Zambia ,

Gudoomiye Mohamud wuxuu u rajaynayaa umadda Soomaaliyeed ee KU dhaqan Zambia wadajir iyo midnimo.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Zambia iyo Muslimin kale oo salaadda ciidda ku oogey Masjidka All Umah ee Caasimada L...
10/04/2024

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Zambia iyo Muslimin kale oo salaadda ciidda ku oogey Masjidka All Umah ee Caasimada Lusaka Zambia.

09/04/2024

Sh Omar iyo Sh Mohamud Yusuf (Awoowe).
Oo ka hadlay Ciidda Birito ee Magaladda Ndola .

Goobaha iyo wakhti yada la tukan doono Salaada Eida ee Birito Insha Allah Magaalooyinka Lusaka iyo Ndola.
09/04/2024

Goobaha iyo wakhti yada la tukan doono Salaada Eida ee Birito Insha Allah
Magaalooyinka Lusaka iyo Ndola.

Address

Bimbe Road, Emmasdale
Lusaka
P.O.BOX34875LUSAKA

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zambia somali friendship association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Zambia somali friendship association:

Share