Hayaan media

Directions Contact the organization

Hayaan media 《Hayaan media☆☆wa pege keyga Rasmiga Ah Si Aad ugu mid nogoid
ku manaan ka kun Isoo Follow dhex

01/08/2026

Gudomiye cusub ee parliament ka Somalia Xildhibaan Abdulkadir Mohamed Nur

30/07/2026

🤣😁😅

30/07/2026

Madaxweynaha Hassan Sheik Mohamud

30/07/2026

CR7

30/07/2026

Wiilkaan Xaqiiqda ayuu ka hadalay waan runtiisa

30/07/2026

Muqdisho – 30 Luulyo 2026: Haldoorka Beesha Jiroon ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur

Xafladda waxaa ka soo qeyb galay Malaaqa Guud ee Beesha, Mudane Aadan Cabdiraxmaan Baqali, nabadoonno, odayaal dhaqameed, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Gudoomiya rugta ganacsiga degmda waajid Mohamed Hassan Maalim, saraakiil sare oo ka tirsan hay’adaha amniga, mas’uuliyiin dowladda ka tirsan, aqoonyahanno, ganacsato, haween iyo dhallinyaro.

Ka qeybgalayaashii munaasabadda ayaa si mideysan u muujiyay taageeradooda musharraxa, iyagoo ku ammaanay hoggaamintiisa, waayo-aragnimadiisa iyo doorkii uu ka qaatay nabadeynta, dib-u-heshiisiinta iyo horumarinta bulshada.

Waxay sidoo kale ugu baaqeen Mudaneyaasha Golaha Shacabka BJFS inay codkooda iyo kalsoonidooda siiyaan Mudane Mohamed Nur

30/07/2026

Qisadii Leyla 🫢🫢

Waxa halkaan ugu Tacsiyeynaya walalkena Abdullhi Tiinkey Oo maanta ku geeryoday Magaalada Mogadishu waxaan Alle ugu bary...
26/07/2026

Waxa halkaan ugu Tacsiyeynaya walalkena Abdullhi Tiinkey Oo maanta ku geeryoday Magaalada Mogadishu waxaan Alle ugu baryeynaa inaa ka waraabiyo Janatul fardowsa

23/07/2026

Xildhiban Abdulkadir Mohamed Nur

16/07/2026

Gudomiyaha Parliament Somalia Abdulkadir Mohamed Nur Welcome meyshan qof adi kaa mudan majiro Welcome 🙏🏼 🤗

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hayaan media:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed non profit organization?

Share