Deegaanka Dac

Deegaanka Dac Bogga Deegaanka Dac, Ceelbuur, Galgaduud, Soomaaliya

Agaasimaha immigration-ka (Reer daceed)Taliyaha saldhigga deg.gubta (Reer daceed)Gudoomiyaha waaxda Ciise cabdi  (reer d...
14/04/2026

Agaasimaha immigration-ka (Reer daceed)
Taliyaha saldhigga deg.gubta (Reer daceed)
Gudoomiyaha waaxda Ciise cabdi (reer daceed)

Ku dar inta aan ka tagay.

Hambalyo ฤฐgaar reer daceed ah oo loo  magacaabay agaasimaha guud ee hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda soomaaliya. Agaasi...
13/04/2026

Hambalyo ฤฐgaar reer daceed ah oo loo magacaabay agaasimaha guud ee hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda soomaaliya.

Agaasime

13/04/2026

Waxaa shalay kulan soodhawayn ah loo sameeyey Gudoomiyaha cusub ee waaxda Ciise cabdi

Gudomiye Abdifitax Maxamed Xuseen (Shiilow)

Waxaana Garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin katirsan dhalin yarada Waaxda ciise cabdi.

Waxaan Hambalyo leenahay Gudoomiyaha Cusub ee Waaxda Ciise Cabdi. Gudomiye Abdifitaax Maxamed Xuseen (Shiilow) oo loo ma...
11/04/2026

Waxaan Hambalyo leenahay Gudoomiyaha Cusub ee Waaxda Ciise Cabdi. Gudomiye Abdifitaax Maxamed Xuseen (Shiilow) oo loo magacaabay gudmiyaha waaxda Ciise Cabdi

Hambalyo Gudomiye Xilka laguu dhiibay Alle hakula garab galo ๐Ÿ™โค๏ธ

05/04/2026

Beertiii jaceylkaaaay ๐Ÿ’žโœ”๏ธ

Kooxda deegaanka ayaa guul daro la kulantay Final ka tartanka Sanadki labaad oo xiriir ah Ciyaar lees mari waayey ayaa u...
03/04/2026

Kooxda deegaanka ayaa guul daro la kulantay Final ka tartanka Sanadki labaad oo xiriir ah

Ciyaar lees mari waayey ayaa ugu dambeyn rigooreyaal guushu ku raacday kooxda Carawayne

Hambalyo Kooxda Carawayne Iyo Kabtan Xagaley waad uqalanteen Koobka๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Sidokale Wiilasha Deegaanka Next Year Iyo Nasiib wacan Insha Allahโค๏ธ๐Ÿ‘๐Ÿ™

MATCH DAY Galabta waxaa lasoo gabagabey doonaa Final ka Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Galgaduud Kooxda Deegaanka Dac iyo...
03/04/2026

MATCH DAY

Galabta waxaa lasoo gabagabey doonaa Final ka Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Galgaduud

Kooxda Deegaanka Dac iyo Kooxda Carawayne ayaana ku balansan ciyaarta galabta ee k**a dambeysta tartanka bariga iyo bartamaha Galgaduud

Reer daceedow garoonka ayaa noo balan ah insha Allah Waqti h**e waliba .

Come On Boy ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘Š

๐ŸŽ“โœจ HAMBALYO QALIN-JABIN โœจ๐ŸŽ“Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaaAbdiwaaxid Shiiq Xasan (Dhabarey)oo si guul le...
02/04/2026

๐ŸŽ“โœจ HAMBALYO QALIN-JABIN โœจ๐ŸŽ“

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa
Abdiwaaxid Shiiq Xasan (Dhabarey)

oo si guul leh u dhammeystay barashada Cilmiga Social Science Department of Political science (Cilmiga Siyaasadda)

๐ŸŽ“ Waxa uu ka qalin jabiyay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed,
isagoo muujiyay dadaal, adkaysi iyo guul dhab ah.
Guushan maanta ma aha mid sahlan, waa mid ka dhalatay

๐ŸŒŸ Waxaan kuu rajaynayhenaa mustaqbal ifaya,
iyo in aad aqoontaada ugu adeegto bulshadaada,
kana gaarto heerar ka ugu sarreeya.
๐ŸŽ‰ Hambalyo markale Abdiwaaxid! ๐ŸŽ‰

01/04/2026

War bixin laxiriirta kulanka k**a dambeysta ah ee Tartanka Bariga iyo Bartamaha Galgaduud Dac Vs Carawayne

Ilaaa iyo hadda 70% kuraasta garoonka waa lasii gadatay sidaas darteed taageerayaasha deegaanka waxaa looga baahan yahay sida ugu dhaqsiyaha badan inaad ugaartaan Garoonka walaq Ticket๐ŸŽŸ ne ujarataan.

Reer Daceedow Waa inoo garoonka dhamaantiin Insha Allah

DAC football federation DFF

Maalinta Jimcaha Taarikh du tahay  3/4/2026 Waxaa laciyaari doonaa Final ka Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Galgaduud Koox...
01/04/2026

Maalinta Jimcaha Taarikh du tahay 3/4/2026 Waxaa laciyaari doonaa Final ka Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Galgaduud

Kooxda Deegaanka iyo Kooxda Carawayne ayaa ku balansan Final ka Tartanka.

Sida Maamulka garoonka sheegeen waxaa lagu galidoonaa Ticket ๐ŸŽŸ Qiimihiisu yahay 1$ Sidaas hala ogaado qaraabo
Hadii wax is badalaan halkaan ayaad kala socon doontiin Insha Allah. Mahadsanidiin โค๏ธ

22/03/2026

Haddii aan reer daceed nahay kor-baan kala soconnaa gabadheenna, gar iyo gar-darrana madaxa korkiisa๐Ÿ‘ฎโ€โ™€๏ธ๐Ÿซก

Nacabku darbiyada ha jiiro๐Ÿคฉ

Afur Wngsn...........Kulanki udhaxeeyey Kooxaha Bargaan iyo Dac ayaaa kusoo dhamaaday Natiijo 6-5 ah Kooxda Deegaanka ay...
18/03/2026

Afur Wngsn...........

Kulanki udhaxeeyey Kooxaha Bargaan iyo Dac ayaaa kusoo dhamaaday Natiijo 6-5 ah

Kooxda Deegaanka ayaa iska Xaadirisay Final ka tartanka Bariga iyo Bartamaha Galgaduud

Kooxda ayaa muujisay Juhdi Dadaal iyo Isku xirnaan

Waxaan sidokale Mahad Gaar ah siiheynaa dhamaan taageerayaasha ee usacab tumay ciyaartoyda Kuna dhiiri galiyey dadaalkooda Mahadsanidiin Dhamaan โค๏ธ๐Ÿ™

See ๐Ÿ‘€ you Final Game ๐Ÿ‘Š๐Ÿ”ฅ

Address

49A Herbet Street
Cape Town
7530

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaanka Dac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share