Tawfik Somali Social Development Association

  • Home
  • Tawfik Somali Social Development Association
Directions Website Contact the organization

Tawfik Somali Social Development Association TAWFIK SOMALI SOCIAL DEVELOPMENT ASSOCIATION is a non-governmental organization that focuses on socio economic developmental issues of Somalia.

Jamaciyadda Towfiiq ee Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed waa urur aan dawli ahayn oo diiradda saara arimaha bulshadeed, horumarineed iyo cadaalada dhaqaalo qeybsiga ee bulshada iyada oo taageeraya dadaalada is-caawinta ku salaysan ee bulshada kuwaasoo yareeya dhibaatooyinka bulsho, iyo in la dhiiri geliyo horumarin waarta oo Soomaaliya ka hirgasha. Jamciyadda Xarunteeda ugu weyn waxay noqon doontaa magaalada Mogadisho ee Soomaaliya. Sidoo kale waxay leedahay xafiiso iyo dad meteli doona oo lagu kala sameyn doono meel kastoo ay Soomaali ku badantahay. Xafiisyadaas dibadeed waxaa ugu horeeya midka Turkiga oo ku yaalla Magaalada Caasimada ah ee Ankara. Xafiiskaas wuxuu qeyb ka qaadan doonaa Tayeynta waxabarashada ardada Soomaaliyeed ee waxabarashada ujooga dalkaas, asagoo u fulin doona adeegyo bulshadeed oo kala duwan. Sidoo kale jamciyaddu waxay diiradda saaraysaa qiimeynta dhibaatooyinka bulshadeed ee haysta Soomaalida guud ahaan. Waxayna fulineysaa barnaamijyo cilmi baaris, tababaro, talo wadaag iyo taageero loo fidinayo dhalinyarada iyo indheergaradka bulshada Soomaaliyeed. Sidoo kale Towfiiq waxay qeyb ka qaadan doontaa dhisidda hay'adaha adeegga bulshada kuwooda dawliga ah iyo kuwooda aan dawliga aheynba. Si loo helo awood dhalinyaro oo dalkaan waxa ka bedela, Towfiiq waxay si joogto ah ufulin doontaa mashaariic lagu hormarinayo dhalinyarada rabta in ay dalkooda u adeegaan. Mahadsanidiin ...

Address

GMK Bulvarı 77/3 ÇANKAYA

06570

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawfik Somali Social Development Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Tawfik Somali Social Development Association:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed non profit organization?

Share