Barre Yuusuf

Barre Yuusuf Sunni-diinka |Sooyaal |Suugaan |Siyaasad |Safar:

04/06/2026

Maxamed xandulle Xuseen.
Maamulaha dugsiyada

JawigeedaH ✌️❣️
11/02/2023

JawigeedaH ✌️❣️

10/06/2023

Laba khasnadood yaanay ka madhan.

Waa tan kowaade
Ha noqon qof ka madhan Diintada.

Wayo hadaad waxba aanad ka garanayn diinta barasho ama bawsi taydoontaba hanoqotee waxa fudud ambashada iyo hadaan kudhicidada.

Waa tan labaade
Ha noqon mid ka arradan dhaqankaga.

Hadii labadaas qodob aad ku gaashaamantahay waxad haysata radaaro kaa difaaci kara Hub kasta oo lagugu soo gano.

06/02/2023

Barta ugu weyn ee Kulmisay Soomaali oo dhan.
Saylada xoolaha ee magalada Burco.
Wakhtiga arrafada¹ iyo Jaamka sayladda Xoolaha Burco.

1: wakhtiga ugu weyn ee u furmo dhoofinta xoolaha ee Xajka.

05/16/2023

Gaashaamo iyo 18 may
Banka xaguuga.❣️❣️

Adigoon cirka u bixin ama boodin leexadaAma badaha waaweyn Nafta aan ku biimaunBarashada dhulkaaga horta laga bogtaayo B...
04/28/2023

Adigoon cirka u bixin ama boodin leexada
Ama badaha waaweyn Nafta aan ku biimaun
Barashada dhulkaaga horta laga bogtaayo
Beryo laysku hawlaa.

Maxamed Ibraahim warsame Hadraawi AHUN

Saaxil Soomaaliland ❣️

04/28/2023

Saaxil Soomaaliland ❣️🙋‍♂️

Ku dalxiis dalkaaga hooyo.❣️

Address

Seattle, WA

Telephone

+252634574691

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barre Yuusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Barre Yuusuf:

Share