Gedo peace and justice forum

Gedo peace and justice forum Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gedo peace and justice forum, Community Organization, New York, NY.

12/26/2020

Halkan waxaad kala socon doontaad wararka iyo war bixinda geyiga somalida fadlan isha ku hay

12/26/2020

Hello manamaqashaan

Gudoomiye Gardhuub Farintaan garsiiyo?Nin indhool ah ayaa hal mar Alle indhaha u furay, markiina wuxuu arkay Bakayle, di...
11/01/2020

Gudoomiye Gardhuub Farintaan garsiiyo?

Nin indhool ah ayaa hal mar Alle indhaha u furay, markiina wuxuu arkay Bakayle, dibna wax uma arkin. Ninkii waxkasta oo la waydiiyo wuxuu yidhaahdaa Bakaylaha ma leeg yahay.

"Markii garigiisa uu ugu deqayay Ciidamada qaranka, dagaalkii PP1 uu safka h**e kaga jiray show Bakayle ayay la, ahayeen wax walbo"

Gedo sideeda ayay ahaani Gudoomiye jaakad aad roobka gashato ayaan ku soo hadyeyndonaa"

Wlhi aniga hadaan kan ahaan lahaa noolosha ayaan isku duugi lahaaWaxa uu lamid yahay nin inta mataqay mataqiisa cunayaNi...
10/29/2020

Wlhi aniga hadaan kan ahaan lahaa noolosha ayaan isku duugi lahaa
Waxa uu lamid yahay nin inta mataqay mataqiisa cunaya
Nin hadaladii uu ku hadlay record gareysan yihiin hadana waxa aan daawaday ku hadlaayao
Waxa aan u gartay in Nairobi lagu nehersaday

Address

New York, NY

Telephone

+27276587848

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gedo peace and justice forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share