Dhalinyaro Beesha Erdho4G

Dhalinyaro Beesha Erdho4G Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalinyaro Beesha Erdho4G, Community Center, TN, Nashville, TN.

06/05/2026

Tolka Sanadkaan Seria B waa kasoo baxay 😆

06/05/2026

Gudoomiye Golaha wakiiladda KGS ❤️‍🩹

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelka, qaraabada, asxaabta iyo g...
01/04/2026

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelka, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan bulshada Degmada Wanlaweyn, geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Isaaq Maama, Guddoomiyihii h**e ee Degmada Wanlaweyn. Marxuumku wuxuu ahaa haldoor dalkiisa iyo dadkiisaba wax badan u soo qabtay, kuna suntanaa daacadnimo, xilkasnimo iyo adeeg bulsho.

Alle ha u naxariisto Marxuumka, ha ka waraabiyo Jannatul Firdowsa, ha ka yeelo qabrigii beer ka mid ah beeraha Jannada. Ehelka, qaraabada iyo dhammaan intii uu ka geeriyooday, Alle ha ka siiyo sabar iyo iimaan, hana ka dhigo kuwa ajar iyo ajri weyn ka hela samirka.

Aamiin Aamiin.
Xafiiska Warfaafinta Dhalinyarada.

Waxaan hambalyo kal iyo laab U direynaanaa xildhibaan Abshir Cumar Cali oo Ku guuleystey mid kamid ah kuraasta Golaha de...
01/02/2026

Waxaan hambalyo kal iyo laab U direynaanaa xildhibaan Abshir Cumar Cali oo Ku guuleystey mid kamid ah kuraasta Golaha deegaan Degmada Waabari.

Waxaan leenahay Alle hagula garab galo masuuliyada culus noqo kii U adeego Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa.

Wa bilaahi Towfiiq
Xafiiska Warfaafinta Dhalinyarada.

Waxaan guud ahaan hambalyo leenahay dhamaan dhalinyaradii Sida quruxda badan ugu baratamay doorashada Golaha deegaan Deg...
01/02/2026

Waxaan guud ahaan hambalyo leenahay dhamaan dhalinyaradii Sida quruxda badan ugu baratamay doorashada Golaha deegaan Degmadooyinka gobalka banaadir Waxaase si Gaar ah hambalyo u leenahay Maslah Maadey Adan oo Ku guuleyso mid kamid kuraasta Degmada Xamar jabjab,

Waxaan leenahay Alle hagula garab galo masuuliyada culus noqo kii U adeego Dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa.

Wa bilaahi Towfiiq
Xafiiska Warfaafinta Dhalinyarada.

Address

TN
Nashville, TN
37207

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyaro Beesha Erdho4G posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share