10/28/2023
Allahayow jannadii fardawsa ka Waraabi Halgamaa Axmed Diiriye oo maanta u hoyday Allah, marti la jecelyahay Allahayow ka yeel, gurigii Jannadii fardawsa Allahayow nagu kulmi, Halgamaa, Raysal Wasaare , Cabdirisaq Xaaji Xuseen oo asha ka sii horeeyey Allahayow Fardawsaka Waraabi 🤲🤲🤲🤲🤲