01/26/2024
Asc, this is the official page of ABL league. This league is a brotherhood run by young youths who want to target the problems within the youth through basketball. This league is bigger than just basketball and we plan to showcase what that means In’sha’allah
kani waa bogga rasmiga ah ee kooxda ABL.
Horyaalkan oo ku dhisan walaaltinimo waxaa gacanta ku haya dhalinyaro isu xilqaamay wax ka qabashada dhibaatooyinka heysta dhalinyarada qurbaha, iyagoo adeegsanaya kubada kolayga.