10/31/2022
SENS (Somali Expo Network Sports) 2023 waa munaasabad aad u balaaran oo loogu talagalay in lagu mideeyo dadka si ay uga shaqeeyaan hadafka Giir Foundation. Sannadkan aad ayaan ugu faraxsanahay in aan ku martigelinno xafladda Istanbul, Turkey.