Puntland Office in North America

Puntland Office in North America Non-governmental organization (NGO) Operational , which focus on development projects.

Change MakersOur young people are ready to take the next step towards Development and we're on their side!IFIYE Foundati...
03/20/2021

Change Makers

Our young people are ready to take the next step towards Development and we're on their side!

IFIYE Foundation

12/21/2019
05/10/2019

Jimco Mubarak !

05/06/2019

Ramadaan Mubarak
Ilaaheey waxaan ka baryeenaa in uu nagu daro inta uu ka aqbalo cibaadada in uu nagu daro.
Aamiin.

Wakiilka jaaliyada Puntland
North America
Mulki Hussein

05/03/2019

Ku soo dhawaada magaalo madaxda Puntland

Soo dhowoow Madexweene!
02/15/2019

Soo dhowoow Madexweene!

02/15/2019
08/02/2018

Hambalyo Puntland Sanadguurada 1-August,
Maalintii la asaasay Dowlada Puntland.

Anigo ah Wiilka Puntland ee North Amerika Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhamaan Shacabka reer Puntland meel kastoo ay joogan waxaana la Wadaagayaa Farxada iyo dabaaldaga Sanaguurada 20-aad eePuntland.

Mudadii Puntland ay jirtay Waxay ku tilaabsatay Nabad iyo Horumar balaaran oo muuqda walow ay jiraan qaar ka mid ah himilooyinkii Puntland qaar aan wali la gaarin, waxaa muhiim ah inaan muujino wanaaga badan oo reer Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaaliyeed ay ka dhaxleen yagleelidii dowladda Puntland oo aan la qarin Karin, faa'iidooyin ka reer Puntland hadii aan Ku horeeyo Nabad galyo horumar ganacsi hana qaaday iyo raadinta nabada iyo midnimada umada Soomaaliyeed oo aysan maalin ka seexan madaxdii iyo asaasayaashii Puntland.

Mulki Cabdisemad Xaaji Xussen,

Wakiilka Puntland ee North America.

Puntland Economic And Cultural Office
in North America

Address

Minneapolis, MN
55113

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm

Telephone

(612) 601-3886

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Office in North America posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share