Ogaden Community Of USA

Ogaden Community Of USA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ogaden Community Of USA, Community Center, Minneapolis, MN.

We are a grassroots community that serves, advocates for and defends the rights of the Somali people in Ogaden, a region of eastern Ethiopia with ethnic Somali population, marginalized by the Ethiopian regimes.

08/17/2026

Boqorka Codka ee Zabankaan Al Fanaan Suldaan Seeraar oo wacdaro ka dhigay Xafladii Sanadguuradii 42aad ee ururka only taasoo ka dhacday Minneapolis convention centre. Hadaba daawada wacan.

08/17/2026

Qudbadii uu ka jeediyay Mr. Alamin Adem Haji Sanadguuradii 42aad ee ururka ONLF kaasoo ah Chair person of National Counsil of Eritrean Americans (NCEA).

Waxaa kaloo xaflada Joogay Mr. Ahmed M. Ibrahim oo ah Head of Public and Community Affairs at Embassy of Eritrea to the United States of America iyo Gebre Gebrehiwet oo ah Chair person of NCEA Minnesota iyo Aklilu Kidane oo ah Chair person NCEA for Minneapolis and surrounding, 5 Xubnood oo kale.

Masuul Alamiin Adem Xaaji oo hadlayay wafdigii ka socday Dawlada Eritrea ayaa Xubnaha ururka ONLF oga hambalyeeyay halganka dheer ee uu ururka kusoo jiray isagoo sheegay ineey si buuxda u garabtaaganyihiin ONLF una rajeeynayaan Guul.

08/17/2026

Qudbaihii iskuduwaha Maraynkanka Halgame Gaani Xirsi iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Minnesota Halgame Mohamed Abdi xirsi.

08/17/2026

Geestig

08/17/2026

Furitaankii Sanadguuradii 42aad ee ururka ONLF iyo Quraankii iyo kalimadii qiimaha badnayd ee uu Inoo soo jeediyay Sh Dahir Sh Nuur Xassan.

08/16/2026
Irdaha Xurnimo. By Al fanaan Mursal Muuse.
08/16/2026

Irdaha Xurnimo.
By Al fanaan Mursal Muuse.

Lyrics:. Abdirahman Siciid Melody:. Dab JacaylMusic:. Ayoub Harun...

08/16/2026

Fanaanada Farxiya Fiska oo Xalay shiday Xafladii 42aad ee ururka ONLF ee ka dhacday Minneapolis Convention Centre. Hambalyo ONLF

08/16/2026

SANADGUURA WACAN AYAA LEENAHAY URURKA ONLF.

Address

Minneapolis, MN
55418

Opening Hours

Wednesday 2pm - 4pm
Saturday 2am - 5:30pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaden Community Of USA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ogaden Community Of USA:

Shortcuts

Share