Galmudug State of North America-GSNA.

Galmudug State of North America-GSNA. We provide services for the Galmudug State Diaspora of North America!

Jaaliyada Galmudug ee Minnesota oo si heer sare ah  u soo dhaweysay Gudoomiyaha Golaha Sare ee Habargidir. Professor Abd...
06/03/2025

Jaaliyada Galmudug ee Minnesota oo si heer sare ah u soo dhaweysay Gudoomiyaha Golaha Sare ee Habargidir. Professor Abdulqadir Shirwac iyo marwadiisaa to Minnesota.

03/01/2025
02/25/2025
Munaasabad lagu soo doortay Gudoomiyaha Jaaliyada Galmudug State ee Gobalga  Minnesota. Waxaa soo diyaarisay Wakiilka Ga...
12/30/2024

Munaasabad lagu soo doortay Gudoomiyaha Jaaliyada Galmudug State ee Gobalga Minnesota. Waxaa soo diyaarisay Wakiilka Galmudug State of North America Marwo Farhio Khalif, iyo Gudiga qabanqabada doorashada Gudoomiye Younis Ali iyo gudigiisa. Hambalyo Gudoomiyaha Jaaliyada Galmudug ee Gobalga Minnesota. Abdullahi Mohamud Nuuriye, Gudoomiye kuxigeeenga Labaad Aweys Rooble. (Mohamud Shiil)

Waxaan u mahad celineynaa Gudomoyaha Jaaliyada Puntland Mohamed Ahmed Keynan, iyo Gudoomoyaha Jaaliyada Jubaland, iyo Dhamaan inta ka soo shaqeysay iyo inta ka soo qeybgashay.

Maqaayada Team-Safari Restaurant. Dhamaantiin Mahadsanidiin!

06/18/2024

Address

1
Minneapolis, MN
55446

Opening Hours

10am - 1pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug State of North America-GSNA. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Galmudug State of North America-GSNA.:

Share