05/28/2026
Minneapolis-USA: Guddiga Jaaliyadda iyo Xiriirka DPL ee Dalka Maraynka oo ay hogaaminayso Guddomiyaha Jaaliyadda Marwo Ijaabo Abdullahi Mohamed ayaa Kulan Casho ah u sameeyay Duqii h**e ee Degmada Gaalkacyo Siyaasi Abdirihman Maxamuud Xaaji Xasan oo safar booqasho ah maalmahaan ku jooga Dalka Maraykanka.
Siyaasi Abdirihan Maxamud Xaaji Xasan oo sidoo kale xilal kala duwan kasoo qabtay Maamulka PUNTLAND ayaa warbixin kooban oo ku saabsan xaalka hadda ay marayso PUNTLAND iyo Xaalka Guud ee Dalka uga warbixiyay bulshadii kala duwanayd ee kasoo qayb-gashay Casho Sharafta.