Jaaliyada Konfur Galbeed Somalia ee North America

Jaaliyada Konfur Galbeed Somalia ee North America Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jaaliyada Konfur Galbeed Somalia ee North America, Nonprofit Organization, 121 N Washington Avenue, Minneapolis, MN.

07/20/2023
Musharax Madaxweyne Prof. Cabdi Maxamed Kuusow iyo Musharax Madaxweyne Cabdi Aadan Hoosow oo maanta qaatay shahaadada di...
05/09/2022

Musharax Madaxweyne Prof. Cabdi Maxamed Kuusow iyo Musharax Madaxweyne Cabdi Aadan Hoosow oo maanta qaatay shahaadada diiwaan gelinta Musharaxnimo ayaa noqday labada Musharax kaliya ee ka soo jeeda Koofur Galbeed.

Haddaba waa xujo hortaal Midnimada iyo Qa’diyada Xildhibaannada iyo Senatarada nagu matela baarlamanka Federalka Somalia 🇸🇴 haddii aysan labadan Musharax codkooda ugu hiiliyan

Jaaliyada Koonfur galbeed North America 🇺🇸 waxaa ay si wada jir ah usoo dhoweynaysaa musharax madaxweynaha Somalia 🇸🇴   ...
05/09/2022

Jaaliyada Koonfur galbeed North America 🇺🇸 waxaa ay si wada jir ah usoo dhoweynaysaa musharax madaxweynaha Somalia 🇸🇴 Abdi Kuusow oo qaatey shahaada musharaxnimo

Waa taarikh iyo guul biloow ah oo usoo hooyatey uma somaliyeed guud ahaan shacab weynaha reer kgs

Waxaan ALLE swc u weydiineynaa in uu xilka ku guuleeyo Uma fududeeyo

10/02/2021
09/24/2021
09/10/2021
09/03/2021
08/13/2021

Waad ku mahadsantahay feysal dhayow wacyi’gelintaada qiimaha leh bulshadana reer kgs waxaan ka codsaneynaa in ay iska ilaaliyan tuugadaan magacyada dadka kale wax ku dhacaayo SheiQnor Hajji Aadan

08/07/2021

Guul muhiim u ah afka soomaaliyeed iyo shacabkiisa

Address

121 N Washington Avenue
Minneapolis, MN
55401

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaaliyada Konfur Galbeed Somalia ee North America posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share