MIYI RELIEF

MIYI RELIEF miyi relief organization

06/02/2023

" mayee maan gun-dhiyeen , garoonka la isku arkayana cagta sooma gasheen, oo maxaa iiga gadhiisha "

Cajiib habdhaqan ciyaareedkii h**e wuxuu ahaan mid togan waxoogaa tabashana leh.

Asc wr wb walaalaha qaaligaa ee muxsinintaa ee aakhiro iyo aduunkaba hormarka jecel waxaan ugu baaqaynaa iney kaqayb qaa...
03/20/2023

Asc wr wb walaalaha qaaligaa ee muxsinintaa ee aakhiro iyo aduunkaba hormarka jecel waxaan ugu baaqaynaa iney kaqayb qaataan shaqada samafalkaa ee aywadaan group ka muxsinintaa ee kushaqeeya magaca RELEIF ORGANIZATION
Waxaan afurinaynaa qoysas badan oo tabalaysan oo baahan oon awoodin iney afuraan markastana waabadan karaan waayo baahida degaankaan waabadantaha .
Hadii aad danaynayso inaad kafaaidaysato fursadaan oo aad jeceshahay inaad afuriso qof ama kabadan fadlan laxiriir numarka hoose.

Walaal naarta iskaxiji wax un xabad timirana ha ahaatee sida rasuulku uyiri nabigeenu NNKH

حديث عدي بن حاتم  قال: سمعت النبي ﷺ يقول: اتقوا النار ولو بشق تمرة[1]،

وهذا الحديث أخرجه الشيخان البخاري ومسلم،

وفي رواية لهما عنه قال: قال رسول الله ﷺ: ما منكم من أحد إلا سيكلمه ربه ليس بينه وبينه ترجمان، فينظر أيمن منه فلا يرى إلا ما قدم، وينظر أشأم منه فلا يرى إلا ما قدم، وينظر بين يديه فلا يرى إلا النار تلقاء وجهه، فاتقوا النار ولو بشق تمرة، فمن لم يجد فبكلمة طيبة[2]، رواه البخاري

FG: HADAAD dhibane utahay gaajo oo aadan afurikarin adna kusugantahay galgaduud lasooxir numbarkaan hoos kuqoran .

Mahadsanidiin bixiye iyo baahanaba.

03/10/2023

Allah ayaan magan unahay ee ha inaga badbaadiyo bilayooyinka aan anagu galabsanay iyo qaarkeen galabsadeen
Aamiin

Address

Wadnaha
Crown Heights, NY

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+252613141616

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIYI RELIEF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MIYI RELIEF:

Share