Gondoob Research and Social Justice’s Advocates

Gondoob Research and Social Justice’s Advocates Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gondoob Research and Social Justice’s Advocates, Nonprofit Organization, Auburn, WA.

12/17/2024

✅Geedaha waxay kaalin weeyn kaqaataan nolasha noolaha, waxay kahortagaan khataro badan. ✅Dhirta waxay waxay soodaaysaa oxygen, waxay nadiifisaa hawada oo ay sababaan shidaalka baabuurta, diyaaradaha, warahadaha iyo wixii lamid ah. ✅Dhirta waxay kaloo kaalin kaqaadataa kahor taga marka ay yimaadaan fatahaadaha. ✅Noolaha dhirta faa idooyin badan ayay u leedahay oo ay kamid tahay yareenta kuleelka iyo soojiidashada roobka. QADARTA ALLAAH NA MEESHA K**A MAQNA. 🚫🛑Muwaadin jooji jarista dhirta. Dowlada federalka, dowlad goboleedyada fadlan kaalintiina kaqaata sidii loojoojin lahaa jarista geedaha. mahadsanadiin. Gondoob Research and Social Justice’s Advocates.

Gondoob waxay ay qabatay barnaamijka cinwaankiisu yahay: Ignorance of the twenty-first century. Waa barnaamij wacyigelin...
12/04/2024

Gondoob waxay ay qabatay barnaamijka cinwaankiisu yahay: Ignorance of the twenty-first century. Waa barnaamij wacyigelin bulshada loogu tala galay.
Waxaa barnaamijka nagala qeeyb qaatay Deegaan Development Organization.

11/28/2024

Waxaa jiro barnaamij qiimo badan oo uu marti noogu yahay Sheikh Aweis Ibraahim. Nagala soo qeeybgala Insha Allah.

Ciid wanaagsan ayaan leenahay dhamaan umada Soomaaliyeed meel waliba aad aduunka kajoogtiin. Waxaan Allaah weeydiisanayn...
06/16/2024

Ciid wanaagsan ayaan leenahay dhamaan umada Soomaaliyeed meel waliba aad aduunka kajoogtiin. Waxaan Allaah weeydiisanaynaa in uu ciidaan ciideeda nabad iyo amni nagu raarsiiyo.

Gondoob waxay qabatay barnaamijyo aad muhiim ugu ahaa bulshada iyo in aan loodhaxeeynin madaxda xilka haaysa iyo bulshad...
05/26/2024

Gondoob waxay qabatay barnaamijyo aad muhiim ugu ahaa bulshada iyo in aan loodhaxeeynin madaxda xilka haaysa iyo bulshada. Waxaan qaban doonaa barnaamijyo kale oo aad qiimo ugu leh bulshada iyo hagaajinta nidaamka dowliga Insha Allah.

Eid MUBARAK DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHA WEYNTA REER KOONFUR GALBEED. تقبل الله مناومنكم صالح الأعمال.
04/09/2024

Eid MUBARAK DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BULSHA WEYNTA REER KOONFUR GALBEED.

تقبل الله مناومنكم صالح الأعمال.

03/11/2024
RAMADAN MUBARAK DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED GAAR, AHAAN BULSHA WEYNTA REER KOONFUR GALBEED.BISHA BARAKEYSAN KHEYR KEEDA I...
03/11/2024

RAMADAN MUBARAK DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED GAAR, AHAAN BULSHA WEYNTA REER KOONFUR GALBEED.
BISHA BARAKEYSAN KHEYR KEEDA IYO DEMBI DHAAF KEEDA ALLE HANA WAAFAJIYO.

01/04/2024

……..,……………….:.Qeeybta labaad…………………………..
Waxsoosaarka beeraha iyo iskufilnaanshaha dalaga ee dowlad goboledka KGS.

12/31/2023
12/31/2023

WAX

Address

Auburn, WA
98002

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gondoob Research and Social Justice’s Advocates posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Gondoob Research and Social Justice’s Advocates:

Share