Is Bahaysiga Isbedel -Doonka HIrshabelle.

Is Bahaysiga  Isbedel -Doonka HIrshabelle. Community Mobilization

Sababa loo aasaasay page waa baahida bulshada

1- Fahanka arrimaha ka taagan Hirshabelle iyo xaalada uu dalku ku sugan yahay marwalba.

2-Bulshada Hirshabeele in la gaarsiiyo talo si wayn loo soo rogrogay Isla markaasna lagu update gareeyo wixii ku soo kordha arimaha Hirshabelle.

3-Ka hor taga cabsi gelinta Shacabka iyo buunbuunis baraha bulshada loogu sameeyo Hirshabelle Iyo been abuurka laga s

ameeyo
Media ha.

4- In bulshada laga qayb galiyo talada madaama ay ayagu yihiin
Hirshabelle isla mar kaasna ayaga go’amiyaan Masiirkooda Iyo cida hogaanka u noqonaysa.

Address

Mbarara
256

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Is Bahaysiga Isbedel -Doonka HIrshabelle. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Is Bahaysiga Isbedel -Doonka HIrshabelle.:

Shortcuts

Share