21/08/2026
Congratulations congratulations congratulations
Gudomiyaha ardayda Galjuba ee dalka Uganda mudane Abdifitah Arab ayaaa hambalyo udiray dhaman dhalinyarada somaliyeed gaar ahaan ardayda GALJUBA ee ka qalin jabiyay jamacada Cavendish university uganda
Gudomiyaha Ayaa alle oga baryay inu cilmiga ay barten allaha ku anfco kana dhigo kuwi dalkoda, dadkoda iyo dintoda wax ugu qabto.