06/09/2024
OGEYSİİZ Dhamaan ardayda danaynaysa inay wax ka bartaan Dalka Türk-ga inay EKA GROUP idiin soo saari doonayo Warqada aqbalaada Jamacadaha Türkiye-ga İyo Taqasuska aad doonaysid qiima badan.
Wixii Faah-Faahin
+905010889668
+252615671051
Waxaan idiin Soo Saraybosna aqbalaada Jaamacadaha Türk-ga mudo kooban