Somali Xusuus Reeb

Somali Xusuus Reeb Pagekan Somali Xusuus Reeb waxaa loogu talagalay in lagu baahiyo dhaman dhacdooyinkina farxadeed.

WAR-16/11/2023-Khamiis-Heybad Media:Dalxiise British ah oo xaaskiisii ku dilay Hoteel Turkiga ku yaal:Nin dhallinyaro ah...
16/11/2023

WAR-16/11/2023-Khamiis-Heybad Media:
Dalxiise British ah oo xaaskiisii ku dilay Hoteel Turkiga ku yaal:

Nin dhallinyaro ah oo Soomaali ah balse heysta dhalashada British ah, ayaa xaaskiisa oo iyaduna dhalinyaro ah, Soomaali ah ku dilay dalka Turkiga, ka dib markii uu 41 jeer Kiyaawo (Screwdriver) gel-geliyey, sidaana qudha uga jaray, hoteel ah ka deganaayeen Turkiga.

Dilka oo ka dhacay hoteelkii ay deganaayeen, ayaa meydka gabadha oo 26 jir ahayd, laga helay qolka ay hoteelka ka deganaayeen.

Shaqaalaha hoteelka Ulubat Castel, ayaa sheegay in ay dhawaaq maqleen, ka hor inta aneey qolka ka dhex helin gabadha oo meyd ah.

Shaqaalaha Caafimaadka oo loo yeeray, ayaa xaqiijiyey in gabadhu geeriyootay.

Jirkeeda ayaa kaga helay 41 dhaawac, oo qaar ay kaga yaaleen dhuunta.

Booliska Turkiga, ayaa qabtay ninkii gabadha qabay misna dilay, isagoo xiran funaanad dhiig ku yaal, iskuna dadaya inuu Taxi ku baxsado.
Baaritaanka kiiskaan ayaa weli socda.

Sources: LBC/Evening Standard/The Mirror.
Courtesy of the photos; METRO.

Hambalyo walasheen Phaiza Abdi Zalaam . Oo soo af meertay heerka koowaad ee Jaamacada bariga africa. Apyo ilaahayn hakug...
22/10/2023

Hambalyo walasheen Phaiza Abdi Zalaam . Oo soo af meertay heerka koowaad ee Jaamacada bariga africa. Apyo ilaahayn hakugu anfaco aqoontaa baratay. Δ°nshallh Heerkaan kuwa ka sareeya nolosha inaad ka gaarto baa kuu Rajeneynaa.

Bahda Somali Xusuus Reeb oo isku duuban waxay halkan Hambalyo Aroos uga dirayaan Ifrah said ahmed iyo caydarus mahamud h...
16/10/2023

Bahda Somali Xusuus Reeb oo isku duuban waxay halkan Hambalyo Aroos uga dirayaan Ifrah said ahmed iyo caydarus mahamud hamud, oo arooskooda uu ka dhacay Hotel Hotel Same ee garowe.πŸ‘πŸ‘πŸ‘β€

Bahda Somali Xusuus Reeb Waxay u hambalyeneysaa Drs Sundus Said oo ka qalinjabisay Jaamacada East Africa University-Garo...
15/10/2023

Bahda Somali Xusuus Reeb Waxay u hambalyeneysaa Drs Sundus Said oo ka qalinjabisay Jaamacada East Africa University-Garowe wll Allaha cilmiga kugu anfaco.

Hambalyo hambalyo Hambalyo walasheen Hayaal AbdiπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ“.
14/10/2023

Hambalyo hambalyo Hambalyo walasheen Hayaal AbdiπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ“.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane Abdinasir  Ahmed Bashir. Alle hakugu anfaco cilmigaad baratey sxbπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ“πŸŽ“πŸŽ“
14/10/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mudane Abdinasir Ahmed Bashir. Alle hakugu anfaco cilmigaad baratey sxbπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸŽ“πŸŽ“πŸŽ“

İnşallah Guul xulkeena Somalia vs Niger
14/10/2023

İnşallah Guul xulkeena Somalia vs Niger

Hambalyo Maalinta calanka Somaliya
12/10/2023

Hambalyo Maalinta calanka Somaliya

Address

Karabuk
Safranbolu
78000

Telephone

+905527498353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Xusuus Reeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Xusuus Reeb:

Share