11/04/2024
Waxa uu ahaa kulan ciideysi ah oo ay isugu timi qaar kamid ah ardayda soomaaliyeed ee Kayseri.
Kulanka oo ay soo agaasimeen Gudiga Ardayda Soomaaliyeed ee Kayseri ujeedkeesuna ahaa in la xoojiyo iskuxirka/xiriirka ardayda waxa uu isugu jiray isbarasho, shaaxeysi, fikir iswaydaarsi, ciyaaro, iwm.
Waxan u mahadcelinaynaa dhamaan ardayda muujisay kasooqabygalkooda.
Waa inoo iyo barnaamijyo kale iyo kulanti danbe!
KAYSÖB