29/06/2024
Ardaydeena soomaaliyeed ee sharafta leh iyo jaaliyadeena, Anagoo ah midawga ardayda soomaaliyeed ee gobolka kutahya waxa aanu wadnaa oo gabagabo ku dhaw udiyaar garowga maalinta xornimada iyo midawga soomaaliyeed oo ah maalin inagu wayn. Sidaas darteed sharaf wayn ayay inoo tahay inaad nagala soo gaybgashaan maalintan wayn.