TeachAfrica Hub

TeachAfrica Hub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from TeachAfrica Hub, Nonprofit Organization, Vatan Caddesi, fatih, Istanbul.

We are a non-profit organization for global peace that promotes peace education and culture through a value-based approach towards peacebuilding guided by our vision of reaching peace, we teach peace.

Eid al-udha almubaarak to all of you..
10/08/2019

Eid al-udha almubaarak to all of you..

10/07/2019
Maad Jeceshahay inaad dibada wax kaso barato, ?!Maad rabta inaad fursad waxbarasho aad heshid o didabba ah?Maad rabta in...
10/07/2019

Maad Jeceshahay inaad dibada wax kaso barato, ?!
Maad rabta inaad fursad waxbarasho aad heshid o didabba ah?
Maad rabta in lagaa la taliyo takhasuska iyo jaamicada iyo Dalka aad rabto inaad wax kaso barato?

Maradix Global Education waxay ka caawineeysa arimahaas iyo qaar kale ba oo waxbarashada ku saabsan,
wixii faahfaahin ah nala wadaag whatzapp numberkaaga, si aan kuula socodsiino si joogto ah fursadahaas ama aduu nala so xidhiidh;
💯💯💯📱Whatzupp: +905316177403 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
ama🌐🌐Ⓜ️ [email protected]📧📧📧

Deeq waxbarasho oo dalka Jarmal-ka iyo South Africa oo loogu tala galay arday ku nool Africa sub-sahara countries..  tak...
09/07/2019

Deeq waxbarasho oo dalka Jarmal-ka iyo South Africa oo loogu tala galay arday ku nool Africa sub-sahara countries..
takhasuska la sameeynayo waa:

• MA in Development Studies
• Master in Public Administration
• the different PhD options at the centre (PhD UWC)

• the MA in Development Management (Bochum Programme, next deadline 30 November 2019 – separate online application platform, access and guidelines via “How to apply” section of the Bochum programme or via the course homepage

Wixii faahfaahin ah nagala so xidhiidh,

Whatzapp-ka: +905316177403 (Turkey)
Email:[email protected]

http://www.cdr-sa.org/

Hadaad jeceshahay inaad wax ka barato dalka Masar, ood jabuuti dagantahay, ka faaideeyso fursadaha waxbarasho eey idiin ...
09/07/2019

Hadaad jeceshahay inaad wax ka barato dalka Masar, ood jabuuti dagantahay, ka faaideeyso fursadaha waxbarasho eey idiin fudeeydineeyso safaarada jjauuti ee dalka masar, Wixii faahfaahin ah ka boggo bogga internetka iyo warqada ku lifaaqan postigan, ka faaideysi wacan.

Address

Vatan Caddesi, Fatih
Istanbul
34093

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TeachAfrica Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share