Midoowga Dhalinyarada Udeejeen

Midoowga Dhalinyarada Udeejeen Community Organization

Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxee hambalyo xoogan hawada u marinaayaan Taliye Cornel Bakaay Daljir Somalia oo ah gees...
13/05/2026

Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxee hambalyo xoogan hawada u marinaayaan Taliye Cornel Bakaay Daljir Somalia oo ah geesi Soomaaliyeed oo loo magacaabay Taliye kuxigeynka qeybta 27aad ahna abaanduulka qeybta.

Waxaan leenahay Taliye allah kula garab galo masuuliyada culus, allahna kugu amaansado 🫑.

10/05/2026

Wasiir Abuukaate" magaaladaan wixii ay soo martay oo dhib aha cidii rabto in ay dib ugu celiso ,gacan bir ah ayaa lagu qabanayaa wixii fowdo wado'.

Wasiir H.E Mohamud Abdullahi Ahmed
Hassan Sheikh Mohamud
Hamza Abdi Barre
Villa Somalia
OPM Somalia
Gobolka Benaadir

Midoowga Dhalinyarada Udeejeen.

π’π‡π€π€π‚πˆπ πŒπ”π’π‡π€π‘π€π—ππˆπŒπŽ Bismillaahi Raxmaani RaxiimAnigoo ah Hussein Osman , Ah Muwaadin u heelan Horumarka iyo Mustaqbalka...
06/05/2026

π’π‡π€π€π‚πˆπ πŒπ”π’π‡π€π‘π€π—ππˆπŒπŽ

Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Anigoo ah Hussein Osman , Ah Muwaadin u heelan Horumarka iyo Mustaqbalka Caasimaddeenna Mugdisho, Waxaan Si Rasmi ah u Shaacinayaa in aan ahay Musharax u taagan Golaha Caasimadda Gobolka Banaadir.

Waxaan go’aansaday inaan u Tartamo Xilkan Anigoo ka Duulaya Baahida Loo qabo Hoggaan daacad ah, Hufnaan leh, kana Shaqeeya Danta guud ee Shacabka ku nool Caasimadda Waxaan Aaminsanahay in isbeddel Dhab ah lagu gaari karo wadajir, Cadaalad, iyo u Adeegid Aan kala Sooc lahayn.

π™ƒπ™–π™™π™™π™žπ™ž 𝙖𝙖𝙣 π™π™šπ™‘π™€ π™ π™–π™‘π™¨π™€π™€π™£π™žπ™™π™žπ™žπ™£π™£π™–:

βœ”οΈ Waxaan u Taaganahay Horumarinta adeegyada Aas-aasiga ah ee Caasimadda

βœ”οΈ Waxaan Mudnaanta siinayaa dhalinyarada iyo haweenka

βœ”οΈ Waxaan ka Shaqeyn Doonaa Nadaafadda, Bilicda iyo Amniga Muqdisho

βœ”οΈ Waxaan ilaalin doonaa Xuquuqda iyo Codka Shacabka

Waxaan idinka Codsanayaa Taageeradiinna, Taladiinna, iyo kalsoonidiinna Si Aan u Noqdo Codkiinna idinku Matala Golaha Caasimadda Gobolka Banaadir.

Mahadsanidiin dhammaantiin πŸ™πŸ»

β€œWadajir Ayaan ku gaari karnaa Guul iyo horumar.”



Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxuu si xoogan u taageeraayaa musharaxnimada Golaha Caasimada ee Eng Hussein Othman, waxaana u wada rajeyneenaa guul.

Mudane Eng Hussein Osman waxaan nahay garabkaada, Guuleyso.

BAAFIN Waxaa labaafinayaa Wiilkaan yar oo lagu magacaabo Cabdi Macalin Adan xasan oo waalidkiisa ugu war dambesay xaafad...
05/05/2026

BAAFIN

Waxaa labaafinayaa Wiilkaan yar oo lagu magacaabo Cabdi Macalin Adan xasan oo waalidkiisa ugu war dambesay xaafadooda oo ah xaafada 5aad ee magaalada Dollo-Addo, looguna shakinaya inuu wiil kale waday si ay Magaalada Muqdisho ugu dhuuntaan Marka waxaan qofkii arka ama xogtiisa haaya kacodsanaynaa inuu kusoo hagaajiyo waalidkiisa oo Hurdi la'a maqnaashaha wiilkooda awgii.

Telefoonka waalidkiisu waa 0614978263 ama 0618533600.

Midoowga Dhalinyarada Udeejeen
Walaalayaal Share hala dhaho postigaan oo nala baadi gooba wiilkaas yar si aan waalidkiisa oo murugaysan hurdani la,a u wada caawino.

Allah hasoo sahlo.

Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ† Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxey tacsi tiiraanyo leh u diraayaan ehelka iyo qaraabada uu ka...
05/05/2026

Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†
Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxey tacsi tiiraanyo leh u diraayaan ehelka iyo qaraabada uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Hassan Abdi Abdullahi (Hassan Wali).

Waxaan Allah uga baryeenaa marxuumka in uu qabriga u waasiciyo, su,aashana u saqiro, janatul firdowsal aclaana allah geeyo.

Gudoomiyaha Midoowga Dhalinyarada Udeejeen , Golaha Fulinta ururka iyo dhamaan Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beelweynta ...
03/05/2026

Gudoomiyaha Midoowga Dhalinyarada Udeejeen , Golaha Fulinta ururka iyo dhamaan Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beelweynta Udeejeen waxey hambalyo xoogan hawada u marinaayaan Dr. Mohammed A Yahye oo ee usoo Idlaatay Darajada Heerka 2aad ee Waxbarashada Jaamacada Qahira ee Dalka Masar oo uu ka diyaariyay Takhasuska Cunaha dhagaha iyo Sanka ( Master of ENT at Cairo University ).

Waxaan leenahay Dr. Mohamed Abdulkadir Yahye walaal cilmiga aad baratay allah kugu Anfaco, waxaana kuu rajeyneenaa guulo isxig-xiga.

Hambalyo Dr

Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ† Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxey tacsi tiiraanyo leh u diraayaan dhamaan ehelka iyo qaraaba...
22/04/2026

Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†
Midoowga Dhalinyarada Udeejeen waxey tacsi tiiraanyo leh u diraayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada ee ka baxday marxuumad Maceey Abuukar Muuse uu ugu horeeyo Senator Prof. Dr. Prof.Cusman Dufle oo ay ahayd hooyadiis iyo guud ahaan Reer Haji Mohamud Dufle, Allaha u naxariisto marxuumada samir iyo iimaan allah naga wadasiiyo.

Waxaan Allah uga baryeenaa marxuumada in uu qabriga u waasiciyo, su,aashana u saqiro.

22/04/2026

Dagmada jawiil Degmadii haldoorkay
Midoowga Dhalinyarada Udeejeen

18/04/2026

Xaafada kalabeyr Ee Degmada Jawiil HIIRAAN Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

18/04/2026

Degmada Jawiil Gobolka Hiiraan Bartamaha Somalia ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ β™₯️.

Midoowga Dhalinyarada Udeejeen ✊️.

Address

Ankara
252

Telephone

+252623661427

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midoowga Dhalinyarada Udeejeen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share