Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee Aksaray - Turkey

Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee Aksaray - Turkey 𝘜𝘳𝘶𝘳𝘬𝘢 𝘈𝘳𝘥𝘦𝘺𝘥𝘢 𝘚𝘰𝘮𝘢𝘭𝘪𝘺𝘦𝘥 𝘌𝘦 𝘈𝘬𝘴𝘢𝘳𝘢𝘺
SOMALİ'Lİ ÖĞRENCİ BİRLİĞİ 🇸🇴🇹🇷 Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Aksaray (UASEA) waxaa la aasaasay 2018.

UASEA waxa loogu talagalay ardayda Midnimadda iyo isku duubananta ardayda soomaaliyeed. Page-kan wuxuu u furanyahay qofkasta in uu ka noqdo xubin joogta ah iyo mid sharafeed.
----------

2018 yılında UASEA tarafından kurulmuştur. Somalili öğrencilerin dayanışma ve örgütlenmesini amaçlar. UASEA Türkiye'ye okumak için gelmiş ve Aksaray'da yaşayan Somalili öğrencilerin resmi sayfasıdır. ve Herkes üye olabilmektedir.

FARRIINTA MUNAASABADDA 1-DA LUULYOWaxaan ugu Hambalyeynayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed xuska 1-da Luulyo, sanad guura...
01/07/2025

FARRIINTA MUNAASABADDA 1-DA LUULYO

Waxaan ugu Hambalyeynayaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed xuska 1-da Luulyo, sanad guuradii 65-aad ee kasoo wareegatay markii ay xoroobeen Gobolada Koofureed iyo israacii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Dalkeena Soomaaliya, taas oo Aas-aas u noqotay curashada Dowladnimada Wadankeena.

Anigoo ka fa’iidaysanaya muhiimada iyo Weyneenta 1da Luulyo, Waxaan ku boorrinayaa shacabka Soomaaliyeed inaan si wadajir ah Aan u ilaalino wadajirka iyo Madax banaanida dalkeena Soomaaliyeed.

Hambalyo munaasabadda 1-da Luulyo

===========================

1 Temmuz Kutlama Mesajı

Tüm Somali halkını 1 Temmuz’un 65. yıldönümü vesilesiyle kutluyorum. Bu tarih, Güney bölgeleri bağımsızlığını kazandığında ve Kuzey ile birleşerek Somali ülkesinin birleşmesini sağladığında, ülkemizin devletleşmesinin temeli olmuştur.

Bugün Somali için Cumhuriyet Günü yani Bağımsızlık ve Birlik Günü olarak kutlanıyor. 1 Temmuz 1960 tarihinde, İtalyan Somaliland ve Britanya Somaliland bir araya gelerek Somali Cumhuriyeti’ni kurmuştu. Genel olarak bu tarihi gün “Independence Day” ya da “Republic Day” olarak adlandırılıyor

1 Temmuz’un önem ve büyüklüğünden faydalanarak, Somali halkına çağrım; ülkemizin birliğini ve bağımsızlığını birlikte korumamız gerektiğidir.

1 Temmuz kutlu olsun

26 June – Hambalyo Maalinta Xorriyadda 🇸🇴✨Waxaan hambalyo u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar...
26/06/2025

26 June – Hambalyo Maalinta Xorriyadda 🇸🇴✨

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan Dhalinyarada reer Aksaray waxaan ugu hambalyaynayaa 65 sano guurada ka soo wareegtay maalintii xornimada Gobollada Woqooyi ee 26-ka Juun oo ah maalin qiima weyn ugu fadhida gobannimada iyo midnimada dalkeenna Soomaaliyeed.

26-ka Juun waa maalin milgo iyo xasuus mudan, waana guul u ah dhammaan shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay ahayd maalintii ugu horreysay ee calanka buluugga ah ee Soomaaliya si xor ah loo suray magaalada Hargeysa.

Calankeenna ha sarreeyo, xornimadeenna ha joogto!

Waxaan rajaynayaa midnimo, nabad, iyo horumar joogto ah oo ummadda Soomaaliyeed ay ku tallaabsato.

Hambalyo!
26 Juun 1960 – 26 Juun 2025
🇸🇴 Xorriyad! Midnimo! Sharaf!

___

26 Haziran – Özgürlük Günü Kutlu Olsun 🇸🇴✨

Dünyanın dört bir yanında yaşayan Somali halkını en içten dileklerimle tebrik ediyorum. Kuzey Somali Bölgeleri’nin bağımsızlığını kazandığı 26 Haziran gününün 65. yıl dönümünü kutluyorum. Bu özel gün, halkımız için özgürlüğün ve ülkemizin birliğinin sembolü olan çok değerli bir gündür.

26 Haziran; onur ve hatırlanmaya değer bir gündür. Bu tarih, Somali halkı için büyük bir zaferdir. Çünkü bu gün, Somali bayrağının ilk kez özgürce Hargeisa şehrinde göndere çekildiği gündür.

Bayrağımız hep dalgalansın, özgürlüğümüz daim olsun!

Somali halkının birlik, barış ve sürekli kalkınma yolunda ilerlemesini temenni ediyorum.

Kutlu olsun!
26 Haziran 1960 – 26 Haziran 2025
🇸🇴 Özgürlük! Birlik! Onur!

Bugün Aksaray Bilim Merkezi'nde unutulmaz bir gün yaşadık!Somali’yi tanıtmak için düzenlenen özel programda kendi kültür...
14/04/2025

Bugün Aksaray Bilim Merkezi'nde unutulmaz bir gün yaşadık!
Somali’yi tanıtmak için düzenlenen özel programda kendi kültürümüzü, geleneklerimizi ve ülkemizin güzelliklerini katılımcılara tanıttık.

Programda öğrenciler, öğretmenler ve kıymetli misafirlerle bir araya gelmek bizler için büyük bir onurdu. Somali’nin tarihinden mutfağına, müziğinden geleneksel kıyafetlerine kadar birçok yönünü paylaştık.

Bu güzel fırsatı bize sunan Uluslararası Öğrenci Derneği’ne (AKUDER) ve programa katılarak destek olan herkese gönülden teşekkür ederiz.

Kültürümüzü tanıtmak bir gurur, bu anı yaşamak ise büyük bir mutluluktu!

13/04/2025
Waxaan halkaan hambalyo balaaran hawada umarineynaa Gudoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed Turkiga ( U...
13/05/2024

Waxaan halkaan hambalyo balaaran hawada umarineynaa Gudoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Ardayda Soomaaliyeed Turkiga ( Umaset ) Gud. OMAR ABDI SHIRE , Allaha kula garab galo xilka culus aad qaaday Gudoomiye.

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦Waxaan hambalyo hawada umarinaynaa Umadda muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan ugu hamb...
10/03/2024

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦

Waxaan hambalyo hawada umarinaynaa Umadda muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa dhalashada 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 ee 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧.

Waxaan sigaar ah hambalyo u leenahay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata magaalada 𝐀𝐤𝐬𝐚𝐫𝐚𝐲, allaha naga dhigo kuwii ka faa'iidaysta fadliga ay leedahy bishaan barakysan.

Address

Aksaray
68000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Ardayda Soomaaliyeed Ee Aksaray - Turkey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share