Hudur Education and Social Development Association-HESDA

Hudur Education and Social Development Association-HESDA HESDA waa urur u taagan horumarinta waxbarashada degaanka iyo garab istaaga walaalaha tabaaleysan. Ururka wuxuu shaqadii ugu horreysa bilaabay Julaay 2021kii.

A future for all!
10/04/2026

A future for all!

20/04/2025

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ง๐š๐ช
Ugu horreyn, waxaan u mahadnaqeynaa dhammaan walaalaha nagu xiran ee nagala soo xiriira halkan gaar ahaan kuwa nagu soo biiray iyo kuwa su'aalaha nasoo weydiiyey ee raba in ay wax ka ogaadaan waxa aan qabano.

๐–๐š๐ฑ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง ๐Š๐จ๐จ๐›๐š๐ง
๐Ÿ“Œ๐Ÿ‘ญ Ururka HESDA waxa la aasaasay sanadkii 2021, waxaana ku mideysan in ka badan 50 xubnood oo walaalo ah, kuwaas oo ku kala sugan Xudur, Muqdisho, iyo Baydhabo.

๐Ÿ’ฐ Ururku waxa uu leeyahay nidaam qaaraan bille ah oo xubnaha laga ururiyo si joogto ah.

๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ก
๐ŸŽ“ Taageero waxbarasho oo loo fidiyo arday kakso jeeda qoysas danyar ah oo ku kala jira dhammaan heerarka kala duwan ee waxbarasho.

Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad nagala soo xiriiri kartaan WhatsApp.

IMTIXAANKA F-12AAD 2024Madaxda  iyo dhammaan xubnaha ururka HESDA oo isku duuban waxa ay halkan dhanbaal duco iyo dhiiri...
19/06/2024

IMTIXAANKA F-12AAD 2024

Madaxda iyo dhammaan xubnaha ururka HESDA oo isku duuban waxa ay halkan dhanbaal duco iyo dhiirigalin xambaarsan uga dirayaan ardeyda fasalka 12aad ee sanadkan 2024 imtixaankooda shahaadiga ah ku galaya magaalada Xudur.

Waxa aan leenahay noqda kuwo guul u soo hooyya magaladooda, helana natiijo farxad gelisa waalid, macalin, walaal iyo dhamaan bushada deegaanka.

Ogaada inaad mataleysaan degmo lagu yaqaan aqoonta iyo jacaylka waxbarashada. Haka seexan mas'uuliyadaas culeyska badan hana joojin dadaalka ilaa daqiiqada ugu danbeysa ee imtixaanka.

Rabbi ha idin guuleeyo ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

๐Ÿ‘  ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‡ญโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฒโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡งโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡พโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ดโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹  ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰๐•Ž๐•’๐•ฉ๐•’๐•’๐•Ÿ ๐•™๐•’๐•๐•œ๐•’๐•Ÿ ๐•™๐•’๐•ž๐•“๐•’๐•๐•ช๐•  ๐••๐•š๐•š๐•ฃ๐•’๐•Ÿ ๐•ฆ๐•˜๐•’ ๐••๐•š๐•ฃ๐•–๐•ช๐•Ÿ๐•’๐•’ ๐Ÿš๐••๐•’ ๐•˜๐•’๐•“๐••๐•™๐• ๐• ๐•• ๐•–๐•– ๐•™๐• ๐• ๐•˜...
06/08/2023

๐Ÿ‘ ๐ŸŽ‰ ๐Ÿ‡ญโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฒโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡งโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฑโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡พโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ดโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹ ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰
๐•Ž๐•’๐•ฉ๐•’๐•’๐•Ÿ ๐•™๐•’๐•๐•œ๐•’๐•Ÿ ๐•™๐•’๐•ž๐•“๐•’๐•๐•ช๐•  ๐••๐•š๐•š๐•ฃ๐•’๐•Ÿ ๐•ฆ๐•˜๐•’ ๐••๐•š๐•ฃ๐•–๐•ช๐•Ÿ๐•’๐•’ ๐Ÿš๐••๐•’ ๐•˜๐•’๐•“๐••๐•™๐• ๐• ๐•• ๐•–๐•– ๐•™๐• ๐• ๐•˜๐•’๐•’๐•ž๐•š๐•Ÿ๐•’๐•ช๐•’ ๐•’๐•ฃ๐••๐•–๐•ช๐••๐•’ ๐••๐•–๐•˜๐•ž๐•’๐••๐•’ ๐•š๐•ช๐•  ๐•ค๐•š ๐•˜๐•ฆ๐•ฆ๐•• ๐•˜๐• ๐•“๐• ๐•๐•œ๐•’ ๐”น๐•’๐•œ๐• ๐• ๐•.

Labada ardeyba waxa ay heleen daraja A oo ah mid lamid ah tan ardeyda ugu horreeya qaranka uu heley una dhiganta celceliska dhibchaha 9๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ โž– 9๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ

1. Mแดœษดษชส€แด€ Mแดœแด‹แด›แด€ส€ Mแดสœแด€แดแด‡แด…ษดแดแดส€ - โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹
2. Mษชษชส€แด€แด€แดŠ Aแด…แด‡ษด Hแดœssแด‡ษชษด - โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹โ€‹๐Ÿ‡ฆโ€‹โ€‹โ€‹โ€‹

Waxaan leenahay mahadi ha idinka gaarto dadaalka aad sameyseen iyo inaad kor u qaadeen magaca degmadiina iyo Iskoolkiina oo aadna farxadgeliseen macalimiintiina iyo waalidiintiina si gaar ah.

HAMBALYO ๐Ÿ‘ HAMBALYO ๐Ÿ‘Waxaan u hanbalyeyneynaa   Muktar MohamednoorOo kaalinta 5aad ka gashay imtixaanka qaran ee fasalad...
05/08/2023

HAMBALYO ๐Ÿ‘ HAMBALYO ๐Ÿ‘

Waxaan u hanbalyeyneynaa Muktar Mohamednoor
Oo kaalinta 5aad ka gashay imtixaanka qaran ee fasalada 12aad.
Waa guul usoo hooyatay degmada Xudur iyo dhamaan dadka deegaanka.

04/08/2023

Guul weyn ayaan u rajeyneynaa dhammaan ardeyda Soomaaliyeed ee natiijooyinkooda beri lagu dhawaaqi doono si gaar ah ardeyda dugsiyada degmadeena Xudur.

Ugu horeyn waxaan guul u rajaynaynaa una duceynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta u fariisanaya imtixaankoodq...
27/05/2023

Ugu horeyn waxaan guul u rajaynaynaa una duceynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta u fariisanaya imtixaankoodq k**a danbeysa ahaa ee dugsiga sare.

Waxaan si kaloon si gaar guul ugu duceynaynaa ardeyda degmadeena ku galaya imtixaanka. Waxaan leenahay guuleysta oo noqdo kuwo natiijo wanaagsan uga farxiya maclimiintooda, waalidiintooda korna uqaada magaca degmadooda.

Labada iskool, Bakool Primary & Secondary School iyo Shodog Integrated Academy. , oo sanadkan ardeydooda ka qaybgalayaan imtixaankan shahaadiga ah waxaan u rajaynaynaa in ay noqon doonaan labada iskoolka ee dalka ugu horreeya.

Address

Xuddur

Telephone

+252611541885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hudur Education and Social Development Association-HESDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hudur Education and Social Development Association-HESDA:

Shortcuts

Share