Somali Minority Development Organization

  • Home
  • Somali Minority Development Organization
Call Directions Website Contact the organization

Somali Minority Development Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Minority Development Organization, Non-Governmental Organization (NGO), .

Minority or people are those who are excluded from general social, economic, cultural, or political life, education, human rights,
to look at these vulnerable, Minority people

29/09/2026
Today with the closed the Training
21/09/2026

Today with the closed the Training

20/09/2026
SOMDO waxay tababar u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adaha MROs  ka hawlgala Jubbaland. Tababarku wuxuu diiradda ...
19/09/2026

SOMDO waxay tababar u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adaha MROs ka hawlgala Jubbaland.
Tababarku wuxuu diiradda saaray horumarinta aqoonta, xirfadaha iyo awoodda hay’adaha, gaar ahaan xirfadaha kombiyuutarka iyo qorista soo-jeedimaha proposal writing.

Tababarka waxaa iska kaashaday UNTMIS) iyo SOMDO, iyadoo SOMDO ay fududeysay oo isku dubbaridday qabsoomidda tababarka.
Ujeeddadu waxay ahayd in ka qaybgalayaasha la siiyo xirfado wax-ku-ool ah oo ka caawinaya qorshaynta, maaraynta iyo fulinta hawlahooda, iyo kor u qaadista tayada adeegyada ay bulshada u fidiyaan.

SOMDO conducted a training for staff from MROs operating in Jubbaland.
The training focused on strengthening their knowledge, skills, and institutional capacity, particularly in computer skills and proposal writing.

The training was jointly supported by the UNTMIS) and SOMDO, which facilitated and coordinated the activity.

It aimed to equip participants with practical skills to better plan, manage, and implement their activities and improve the quality of services they provide to the community.

Agaasimaha hay'ada SOMDO ayaa casuumad kahelay GIMIS ee masar.The Director of SOMDO has been formally invited by GIMIS t...
09/09/2026

Agaasimaha hay'ada SOMDO ayaa casuumad kahelay GIMIS ee masar.
The Director of SOMDO has been formally invited by GIMIS to visit Egypt.

08/09/2026

Garowe Dowladda hoose ayaa shaacisay in mashariicdaan laga fulin doono caasimadda

• Mashruuca Dhismaha Beerta ugu weyn ee Nassashada Caasimadda
• Dhismaha Guriga Gawraca oo ahmiyad weyn u leh Bulshada Caasimadda.
• Qorshaha cusub ee Biyosaarka oo laga wada fulin doono Guud ahaan Caasimadda.
• Dhismaha Wadooyinka Bulsho iyo Shaariqa

Agaasimaha SOMDO ayaa ka qayb galay tababar iyo wadatashi 3 maalmood ah oo ku saabsanaa Barnaamijka SEPOW, kaas oo taage...
08/09/2026

Agaasimaha SOMDO ayaa ka qayb galay tababar iyo wadatashi 3 maalmood ah oo ku saabsanaa Barnaamijka SEPOW, kaas oo taageero loogu talagalay bulshada danta yar iyo kuwa nugul ee Jubbaland.

Waxaa looga hadlay xulashada ka-faa’iideystayaasha si caddaalad, hufan iyo daahfuran.

The Director of SOMDO participated in a three-day training and consultation workshop on the SEPOW Programme, designed to support vulnerable and disadvantaged communities in Jubaland.

Discussions focused on fair, transparent, and inclusive beneficiary selection and other key aspects of the programme.

Maanta ayaa ku guuleestay doorashada HCT ee SomaliaMadaxda  Somali Minority Development Organization waxaa ku leeyihiin ...
05/09/2026

Maanta ayaa ku guuleestay doorashada HCT ee Somalia
Madaxda Somali Minority Development Organization waxaa ku leeyihiin guuleesta

Doorashada MROs ayaa maanta noosoo dhamaatay waxaa ku guumeestay hay'ada MCAN congratulation haaji Ibrahim
05/09/2026

Doorashada MROs ayaa maanta noosoo dhamaatay waxaa ku guumeestay hay'ada MCAN congratulation haaji Ibrahim

Madax ka socotay hay’adaha kala ah SOMDO iyo MCAN ayaa maanta booqday warbaahinta Radio Dalbille.Intii ay socotay booqas...
25/08/2026

Madax ka socotay hay’adaha kala ah SOMDO iyo MCAN ayaa maanta booqday warbaahinta Radio Dalbille.
Intii ay socotay booqashada, madaxda ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Radio Dalbille, iyagoo ka wada hadlay sidii bulshada danyarta ah loogu wacyigelin lahaa fahamka iyo muhiimadda waxbarashada.
Ugu dambeyn, madaxda hay’adaha iyo mas’uuliyiinta Radio Dalbille waxay isku afgarteen inay iska kaashadaan arrimaha bulshada, gaar ahaan taageerada iyo wacyigelinta bulshada danyarta ah.
Officials from SOMDO and MCAN visited Radio Dalbille today.

During the visit, the officials held a meeting with the management of Radio Dalbille.
They discussed ways to raise awareness among disadvantaged communities about the importance and value of education.
At the end of the meeting, the representatives of the organizations and Radio Dalbille agreed to work together on social issues, particularly in supporting and raising awareness among disadvantaged communities.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Minority Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Minority Development Organization:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed non profit organization?

Share