Social, environment development and Relief organization

Social, environment development and Relief organization The social environment development and relief organization (SEDRO) is nongovermental and profit-making organization.

It has required legal status under registration of the line ministries.....

21/09/2024
Maalinta Nabadda Adduunka (International Day of Peace) sanad walba waxaa la xusaa 21-ka September.Waxaa la aasaasay 1981...
21/09/2024

Maalinta Nabadda Adduunka (International Day of Peace) sanad walba waxaa la xusaa 21-ka September.

Waxaa la aasaasay 1981-dii, iyadoo loo aas aasay in lagu dhiirrigeliyo nabadda adduunka, joojinta colaadaha, iyo wadajirka bulshooyinka.

Ujeeddada maalintani waa in la abuuro jawi nabadeed iyo wada noolaansho, iyadoo la xoojinayo is-ixtiraamka iyo wada hadalka si loo joojiyo dagaalada iyo khilaafaadka.

Xuskani wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo ay deegaannada SSC-Khaatumo kasoo baxeen colaado, halka deegaannada qaarna ayka jiraan sahamin colaadeed. Guud ahaan nabaddu waxay dheef utahay bulshada geyiga, in laga xuso SSC-Khaatumo waxay ka dhigantahay inay jirto baahi nabadeed xuskeeduna yahay muhim.
iyadoo haayada sedro kaqayb qaadatay nabadaytii
Dagaal beeleedada
Garoowe
Taleex
Saaxmaygaag
Birtadheer
Dibshabeel
Laguna guulaystay xakamaynta colaadaas

UGU DANBAYN RAGOGASHII WAA NABAD

ABAD BAA NAAS LANUUGO LEH

Nabadayntii saax maygaag
05/07/2024

Nabadayntii saax maygaag

05/07/2024
Halkani Xadhigjarkii labada buundo oo Adhicadeeye Haayada sedro waxay utaagantahay inay dadkeeda iyo dalkeedaba  ugu ade...
04/05/2024

Halkani Xadhigjarkii labada buundo oo Adhicadeeye Haayada sedro waxay utaagantahay inay dadkeeda iyo dalkeedaba ugu adeegto iskaa wax uqabso ama isku tashi

HAAYADA SEDRO WAXAY UQAREENTAA  BULSHADA QAYBAHEEDA KALA DUWAN  GAAR AHAAN KUWA DEEGAANADA SSC BULSHADA HORU MARKEEDU WA...
26/04/2024

HAAYADA SEDRO WAXAY UQAREENTAA BULSHADA QAYBAHEEDA KALA DUWAN GAAR AHAAN KUWA DEEGAANADA SSC BULSHADA HORU MARKEEDU WAA ISKU TASHIGI
GUUL WACAN INSHA ALLH

SEDRO NGO WAXAY QAYBISAY 26/1/2024DEGMADA LAASCAANOD Sideetan 80 qoys oo danyar waxaana naga saaciday Haayada adso Sedro...
25/02/2024

SEDRO NGO
WAXAY QAYBISAY 26/1/2024
DEGMADA LAASCAANOD
Sideetan 80 qoys oo danyar
waxaana naga saaciday
Haayada adso
Sedro waa haayad samafal ah oo dadkeeda ugu shaqaysa si lacag la aan ah

Address

Sedrongo@gmail. Com
Taleex
SEDRO

Telephone

+252907057979

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Social, environment development and Relief organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Social, environment development and Relief organization:

Share