05/10/2025
Waxaa la filayaa saacadaha soosocda heshiis udhexeeya labada maamul ee deriska ah ee galmudug iyo waqooyi bari in uu kadhaco magaalada gaalkacayo kaas oo looga hadlayo amniga,nabada iyo xaduudaha.maadaama ay labada maamul wadaagaan xuduudda buurtinle iyo gunburka/cagaaran