SEDSO

SEDSO Ururku waxa uu ka dhisanyahay gobolka Saaxil gaar Ahaan degmada Sheikh , Waxaana la Aas-Aasay 4 April 2020 waxaana lagu Aas-Aasay isla degmada sheikh.

SEDSO (sheikh Education Development Society Organisation Waa Urur ka kooban dhalinyaro Si Mutadwacnimo ah uga shaqaysa Arimaha bulshada, Gaar Ahaan Horumarinta Waxbarashada. Sedso organisation waa urur loogu talagalay kobcinta maanka iyo garaadka yadoo lala saxiibayo dhiganayaasha faa'iidada leh ee wax ku oolka ah. Ka faa'iidayso kumanaanka dhigane ee madasha ku jira. Start reading today to change your life...!

Address

Nuura Village
Sheikh
252

Telephone

+252634338506

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SEDSO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share