Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr

Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr

17/11/2025
15/11/2025

*Taariikh: 15/11/2025*
*Bismillaahi Raxmaani Raxiim*

Ilaahay baa mahad oo idil u sugnaatay. Waxaa farxad weyn noo ah, anaga oo ah guddiga Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr, in aan maanta si rasmi ah u wareejinno *31 arday* oo ka kala baxay fasallada 6aad, 7aad, iyo 8aad, kuwaasoo aan ku wareejinay *dugsiga weyn ee degmada*.

Waxaan mahad ballaaran u jeedinaynaa *Ilaahay subxaana watacaalaa*, kaasoo suurta geliyey tallaabadan qiimaha leh. Intaas kadib, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa *waalidiinta*, gaar ahaan hooyooyinka iyo aabayaasha noqday ilayska nolosha ee carruurtan, kuwaas oo carruurtooda — iyaga oo yaryar — si daacadnimo ah ugu fidiyey:

- *Waxbarasho*
- *Cunno*
- *Daawo*

Iyagoo aysan u helin fursad ay ku helaan aqoon rasmi ah, haddana waxay gacan u fidiyeen carruurta iyagoo raacaya ajar iyo ajar raadis, waxaana la oran karaa waxay u fuliyeen waajib weyn oo diini ah.

Waxaa xusid mudan in waalidiintan intooda badan ay ku kala sugan yihiin *gudaha iyo dibadda dalka*, haddana ay ka shaqeeyeen sidii carruurtu u heli lahaayeen mustaqbal ifaya.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu ku abaalmariyo ajar weyn, kuna siiyo *Jannatul Firdowsa Aclaa*, isagoo raacaya xadiithka Nabiga CSW ee ahaa:
أنا وكافل اليتيم في الجنة هكذا،

Allaha ka abaalmariyo camalkooda wanaagsan.
Aamiin.

03/05/2025

Kalmada maamo Ubah Ahmed

21/04/2025

Sheekh mukhtaar daryeelka agoonta iyo masaakiinta

Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr

18/04/2025

Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr waxay mar walbo u tagaan tahy caawinta dadka masaakiinta iyo daryeelka agoonta iyo dhismaha masaajida

23/02/2025

Mid kamid ah Ardayda Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr wax ka barato daah furay xaflada

Address

Qoryoley
Qoryooley

Telephone

+252612151010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Qoryoley Youth Brothers/Sisters and Ahlu khayr:

Share