Eastern somali social workers association

Directions

Eastern somali social workers association Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eastern somali social workers association, Nonprofit Organization, Qardho.

26/07/2026
29/06/2026

Ilaalinta caadaaladu waa furaha horumarka iyo nolosha.
Hada qofkasta waxaa waajib ku ah sidii uu dhinaciisa u dhowri lahaa caddaaladda hadi aad tahay
- Mas'uul Dowladeed cadaaladi hadhaafin
- sarkaal ciidan caddaaladda hadhaafin
- hoyaamiye qabiil caddaaladda shadhaafin
- 2 waalid mid kood caddaaladda hadhaafin
- Macalin waxbarasho caddaaladda hadhaafin
-Sheekh caddaaladda hadhaafin
- Ganacsade caddaaladda hadhaafin.

Taas baa ladhisa guusha wada noolanshaha, wada jirka iyo is-ixtiraamka bulshada.

Mahadsanidiin

Axmed cilmi sugule
Hogaanka ururka ESSWA ee bariga Soomaaliya
[email protected]

25/06/2026

Ururka u adeegaha bulshada qaybtiisa kor u qaadista ka shaqaynta nabadda iyo yaraynta khararaha amni daradda bulshada soomaaliyeed. Waxaan ku boorinahnaa bulsha waynta soomaaliyeed meeley joogtoba xakamaynta khataraha ka dhasha iskudhacyada,qabiilada,kooxaha siyaasinta iyo cidkasto qayb ka ah amniga.
Ka shaqaynta xasiloonida iyo amnigu waa nolosha umadeena.
Carada ama xanaaq qof hubaysan huudsan alle ka biqin waxuu dhib u horseedi karaa kumanaan rayid ah oo aan waxba galabtsan oo bulshadeena ka mid ah.

Haddaba Taladu waa in aad afar samayso
1. Ka feker waxaad samayn doonto.
2. Dib u eeg waxaad samayn doonto
3. Markale qiime fikirkaaga waxa ka dhalan Kara.
4. Ugu danbeyn qaado goaan wanaagsan ee sugaya amniga naftaada,walaalka iyo dhamaanteen.

Mahadsanidiin

Ahmed cilmi sugule
Hogaanka ururka Esswa Bariga Boomaaliya

19/08/2023

Congratulations to all workers on World Humanitarian Day

07/06/2023

Waxana bulshada ku dhaqan gobolka karkaar iyo nawaaxigeeda uga digaynaa khatarka cudurka Dengue fever-ka oo kaas oo sababay dhimasho iyo bukaan-jiif intaba.

Xogta kooban oo ku saabsan Xanuunkan:

- Cudur dhaliyaha : *Fayruuska dengue* (DENV).
- Waxaa qaada: *Kaneecada* .

*Calaamdaha*

* Qandho saaid ah ( (40°C/104°F))
* Madax xanuun
* indho-xanuun
* murqo-xanuun iyo kalagoyska xanuun
* Matag
* Qanjirada oo ku barara
* Furuuruc jirka ah (nabro)
* Dhiig-bax ( cirid-dhiig, matag-dhiig iwm)

Ka hortag:

iska ilaali kaneecada ( xiro sansayeeri)

Fadlan ha isticmaalin xanuun baabi’in ama qandho jabin aanu dhakhtar kuu qorin,Sabatoo ah qaybtood ayaa ka qaybqaata dhiigbaxa.

Hadii aad calaamadaha isku aragto fadlan gaar goobta cafimaad ee kuugu dhow.

Dr ildab.

Address

Qardho
252

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eastern somali social workers association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share