07/09/2026
Bahda Madasha Horumarinta Bulshada Hirijire waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudane Axmed Cabdikariin Maxamed, oo loo magacaabay Guddoomiyaha Magaalada Cadakibir ee Gobolka Galgaduud.
Axmed waa xubin firfircoon oo ka tirsan Bahda Madasha, wuxuuna kaalin muuqata ka qaatay hawlaha horumarinta bulshada iyo deegaanka.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu shaqada u fududeeyo, kuna guuleeyo masuuliyadda loo igmaday.
Hambalyo Guddoomiye.