Horizon institute social work & policy

Horizon institute social work & policy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horizon institute social work & policy, Non-Governmental Organization (NGO), Taleex, Mogadishu.

Horizon Institute Social Work & Policy is a Somali-led, community-centered organization dedicated to strengthening professional social work practice, psychosocial support, and evidence-based social policy in Somalia.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa bilashada Ciidul Fidriga. ๐ŸŒ™Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad leh, bar...
19/03/2026

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa bilashada Ciidul Fidriga. ๐ŸŒ™

Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad leh, barako, nabad, iyo horumar joogto ah.

Ciid Mubaarak!

Meet Aisha Hussein, a dedicated member of Horizon Institute for Social Work and Policy. On World Social Work Day, she sh...
18/03/2026

Meet Aisha Hussein, a dedicated member of Horizon Institute for Social Work and Policy.

On World Social Work Day, she shared:
โ€œSocial workers are the backbone of a just and caring society. Your commitment to humanity creates lasting change and strengthens our communities.

๐Ÿ’™

Meet Sacdia Aadan Ali, a dedicated member of Horizon Institute for Social Work and Policy. This World Social Work Day, s...
18/03/2026

Meet Sacdia Aadan Ali, a dedicated member of Horizon Institute for Social Work and Policy.

This World Social Work Day, she shared inspiring words on compassion, service, and community empowerment.

17/03/2026

Maanta oo kale waxa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Adeegayaasha Bulshada.

Waxaan farxadda la wadaagaynaa dhammaan Social Workers-ka, kuwaas oo si hagar laโ€™aan ah ugu adeegaya bulshada, una horseedaya isbeddel iyo rajo.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š! ๐ŸŒMachadka Horizon institute social work & policy wuxuu hambalyo i...
17/03/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š! ๐ŸŒ

Machadka Horizon institute social work & policy wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan -ka Soomaaliyeed iyo kuwa caalamkaba.

Shaqadiinu waa tiir muhiim u ah horumarinta bulshada, daryeelka dadka nugul, iyo dhisidda bulsho wanagsan.

12/03/2026

๐ŸŒ World Social Work Day โ€“ March 17, 2026
Coming Soonโ€ฆ Stay Tuned!




๐ŸŒ Happy International Womenโ€™s Day โ€“ March 8Today, we celebrate the strength, leadership, and resilience of women around ...
08/03/2026

๐ŸŒ Happy International Womenโ€™s Day โ€“ March 8

Today, we celebrate the strength, leadership, and resilience of women around the world. At Horizon Institute for Social Work & Policy, we recognize the vital role women play in shaping stronger communities, advancing social justice, and driving meaningful change.

Let us continue working together to create a future where women and girls have equal opportunities to thrive, lead, and inspire.

Bishaan waa bisha adduunka laga xuso Maalinta U-Adeegayaasha Bulshada (  Day).Machadka Arrimaha Bulshada iyo Siyaasadda ...
02/03/2026

Bishaan waa bisha adduunka laga xuso Maalinta U-Adeegayaasha Bulshada ( Day).
Machadka Arrimaha Bulshada iyo Siyaasadda ee Horizon institute social work & policy waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Social Workers-ka doorka muuqda ka qaatan horumarinta bulshada.



01/03/2026

Somaliya waxaa ka qalin-jabiyey boqolaal , balse wali si firfircoon ugama dhex muuqdaan adeegyada bulshada.
Haddii aad tahay -Worker doonaya in aad saameyn dhab ah yeelato, Machadka Horizon institute social work & policy waa madashaada.
Ku soo biir maanta, noqo isbeddel-doon bulsho.




๐ŸŒ™ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.Bahda Horizon institute social work & policy waxay si kal iyo laab ah ugu hambal...
17/02/2026

๐ŸŒ™ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.

Bahda Horizon institute social work & policy waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan ummadda Soomaaliyeed dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Bishan kheyrka iyo naxariista badan, Ilaahay ha inaga yeelo kuwii ka faaโ€™iideysta fadligeeda, hana inaga aqbalo cibaadada iyo acmaasha suuban. ๐ŸŒ™

๐ŸŒธ Ramadaan Mubaarak Dhamaan Umadda Soomaaliyeed ๐ŸŒธ

๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐šWaa machad eey aas aaseen u addegayal bulsho (๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ), ujedaduna eey tah...
08/02/2026

๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐š
Waa machad eey aas aaseen u addegayal bulsho (๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ž๐ซ๐ฌ), ujedaduna eey tahay in eey bulshadooda ugu adeegaan aqoonta iyo xifraddoda iyada oo diiradda la saarayo wacyigilinta iyo tayeenta adeega bulshada.

๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ป, ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ถ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜†!Ugu dambayn, waxaa noo hirgashay shaqadii aan muddo dheer soo wadnay, taas oo ah...
07/02/2026

๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐—ป, ๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ถ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜†!
Ugu dambayn, waxaa noo hirgashay shaqadii aan muddo dheer soo wadnay, taas oo ahayd in aan si rasmi ah midibada u taagno ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ข๐ณ๐จ๐ง, madal aan ugu adeegi doono bulshadeenna Soomaaliyeed, kuna xoojin doono shaqada bulshada, caddaaladda, iyo daryeelka dadka nugul.





Address

Taleex
Mogadishu
N/A

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horizon institute social work & policy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share