20/08/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐๐
๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ ๐๐๐๐ข (๐๐๐ง๐ญ๐จ๐จ๐ง๐ข), ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐, ๐ฆ๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ซ๐๐ฅ๐๐ง๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ โ๐๐๐ฅ๐ฉ ๐๐ก๐๐ฉ๐๐ฌ ๐ญ๐ก๐ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐.โ
Intii uu hoggaanka u hayay Ururka TUSMO, Guddoomiye Santooni wuxuu kaalin muuqata ka qaatay horumarinta ururka, dhiirrigelinta dhalinyarada, kobcinta aqoonta, samafalka iyo isku-xirka bulshada, isagoo horseeday hawlo iyo dadaallo bulshada waxtar u leh.
Buugga โHelp Shapes the Futureโ wuxuu si gaar ah ula jaanqaadayaa himilooyinka iyo mabaadiโda uu Ururka TUSMO ku dhisan yahay, gaar ahaan samafalka, is-caawinta, adeegga bulshada, taageerada dadka nugul iyo dhisidda jiil Soomaaliyeed oo leh aragti iyo masuuliyad bulsho.
Fikradda buugga ee ah in caawinta iyo wax-u-qabashada dadka ay qayb ka yihiin dhismaha mustaqbal wanaagsan, waxay si dhow ugu xiran tahay shaqadii iyo dadaalladii Guddoomiye Santooni uu ka qayb qaatay intii uu hoggaanka TUSMO hayay, kuwaas oo weli qayb ka ah raadkii wanaagsan ee uu ururka kaga tagay.
Ururka TUSMO wuxuu ku faraxsan yahay in mid ka mid ah hoggaamiyayaashiisii h**e uu maanta aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa ku biirinayo bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan bulshada caalamka.
Hambalyo Guddoomiye Mohamed Mukhtar Abdi (Santooni)!
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo qoraallo badan oo bulshada anfaca. Buuggan cusubna waxaan u aragnaa inuu yahay mid ka tarjumaya ruuxda adeegga bulshada iyo himilada TUSMO. ๐ธ๐ด๐