Ihsan Foundation

Ihsan Foundation Empowering communities through humanitarian aid, education, and clean water initiatives.

22/06/2026

Alxamdulillaah, iyadoo laga duulayo baahiyaha qoysaska nugul, waxaa si guul leh loo fuliyay mashruuca qaybinta ariga caanaha ee Soomaaliya.

Mashruucan oo ay fulisay 𝗜𝗛𝗦𝗔𝗡 𝗙𝗢𝗨𝗡𝗗𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡 ayaa lagu taageeray qoysas danyar ah si loo xoojiyo isku filnaanshaha, nafaqada carruurta, iyo horumarinta nolol waarta.

🤲 Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan deeq-bixiyeyaasha iyo bahwadaagta ka qayb qaatay hirgelinta mashruucan kheyriga ah.

🌙 Happy Islamic New Year 1448 Hijri As we welcome the blessed year 1448 AH, IHSAN FOUNDATION extends its heartfelt wishe...
16/06/2026

🌙 Happy Islamic New Year 1448 Hijri

As we welcome the blessed year 1448 AH, IHSAN FOUNDATION extends its heartfelt wishes for a year filled with peace, mercy, prosperity, and countless blessings.

May Allah make this new Hijri year a source of goodness, hope, and unity for all humanity.

🌿 كل عام وأنتم بخير
May the new Hijri year bring peace and blessings to everyone.

31/05/2026

Qurbaani 2026 🐄🌙

Ihsan Foundation ayaa si rasmi ah u wada fulinaysa howlaha Qurbaan qaybinta ee Soomaaliya 🇸🇴❤️

Farxadda Ciidda iyo garab istaagga bulshada danyarta ah waa himiladeenna.
Allaha naga aqbalo dhammaanteen 🤲

🌙✨ Ciidul Adxa Mubaarak ✨🌙Hay’adda İhsan Foundation waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah u rajeynaysaa Ciid farxad, nab...
26/05/2026

🌙✨ Ciidul Adxa Mubaarak ✨🌙

Hay’adda İhsan Foundation waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah u rajeynaysaa Ciid farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo leh. 🤍

Maalmahan barakeysan, aan xoojino isku duubnida, naxariista iyo garab istaagga dadka danyarta ah. Qurbaan walba wuxuu noqonayaa farxad iyo rajo la gaarsiiyo qoysas badan oo baahan. 🐑🤲

🕌 Eid Mubarak to you and your families!
May Allah accept our sacrifices, prayers, and good deeds. 🌙✨










26/05/2026

Kurban 2026 kapsamında…
İhsan Foundation, Ribat İnsani Yardım Derneği iş birliğiyle Somali’de ihtiyaç sahibi ailelere ve yerinden edilmiş insanlara gıda yardımı ulaştırdı.

Yüzlerce aile bugün umut, destek ve bayram sevinciyle buluştu.

Bu yardım; kardeşliğin, merhametin ve dayanışmanın güzel bir örneğidir.

İhsan Foundation & Ribat İnsani Yardım Derneği
Birlikte insanlığa hizmet ediyor.”

Masuuliyiinta hay’adda IHSAN FOUNDATION ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda casho sharaf iyo soo dhaweyn diirran ugu s...
25/05/2026

Masuuliyiinta hay’adda IHSAN FOUNDATION ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda casho sharaf iyo soo dhaweyn diirran ugu sameeyay wafdi ka socday hay’adda samafalka ee Turkiga ee Ribat İnsani Yardım Derneği

Kulankan oo ku dhacay jawi walaaltinimo iyo is-ixtiraam leh ayaa qeyb ka ahaa xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta labada hay’adood ee dhinacyada samafalka iyo gargaarka bani’aadannimo.

Labada hay’adood ayaa si wadajir ah uga shaqeeya mashaariic lagu taageerayo bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan qoysaska danyarta ah, barakacayaasha iyo dadka nugul ee ku nool Muqdisho iyo Baydhabo.

Wafdiga ayaa Soomaaliya u yimid hirgelinta mashruuca Qurbaan 2026, kaas oo loogu talagalay in hilibka udxiyada lagu gaarsiiyo dadka u baahan ee ku nool gobollada Banaadir iyo Bay.

Casho sharaftan iyo soo dhaweyntan ayaa muujinaysa sida ay uga go’an tahay labada hay’adood xoojinta iskaashiga, walaaltinimada iyo garab istaagga bulshada Soomaaliyeed.

IHSAN FOUNDATION yetkilileri, bugün kurumun merkez ofisinde Türkiye’den gelen Ribat İnsani Yardım Derneği heyeti için onur yemeği ve sıcak bir karşılama programı düzenledi.

Samimi ve kardeşlik ortamında gerçekleşen bu buluşma, iki kurum arasındaki iş birliğini ve dayanışmayı güçlendirmeyi amaçlamaktadır.

Her iki kurum da Somali halkına destek olmak amacıyla insani yardım ve hayır projelerinde ortak çalışmalar yürütmektedir. Özellikle Mogadişu ve Baydhabo’da yaşayan ihtiyaç sahibi ailelere, yerinden edilmiş kişilere ve hassas durumdaki insanlara yönelik projeler yürütülmektedir.

Heyet, 2026 Kurban Projesi kapsamında yardım çalışmalarını sürdürmek amacıyla Somali’ye gelmiştir.

Düzenlenen bu karşılama ve onur yemeği programı, iki kurum arasındaki güçlü kardeşlik bağını ve insani yardım alanındaki ortak kararlılığı yansıtmaktadır.

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno mashruuca ceelasha biyaha ee ay fulisay IHSAN FOUNDATION.📍 Jawhar — 3 ...
24/05/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno mashruuca ceelasha biyaha ee ay fulisay IHSAN FOUNDATION.

📍 Jawhar — 3 Ceel
📍 Afgooye — 7 Ceel

Guud ahaan waxaa la hirgeliyay 10 ceel, si bulshada loo gaarsiiyo biyo nadiif ah iyo nolol wanaagsan. 🤝🌍

“Biyo Nadiif ah — Nolol Badbaadiya” 💙💚

🌙 JUMMAH MUBARAK 🤍As we prepare for the blessed days of Eid al-Adha, let your Qurbani become a source of hope, relief, a...
22/05/2026

🌙 JUMMAH MUBARAK 🤍

As we prepare for the blessed days of Eid al-Adha, let your Qurbani become a source of hope, relief, and happiness for families in need. 🐄🐑🐐

Together, we can share blessings, spread kindness, and make a lasting impact in our communities.

✨ Your Qurbani, Multiple Benefits.

Waxaa sharaf weyn noo ah annaga oo ku hadleyna magaca  in aan ka qeybgalno booqashadii qiimaha lahayd ee maanta uu Xarun...
07/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah annaga oo ku hadleyna magaca in aan ka qeybgalno booqashadii qiimaha lahayd ee maanta uu Xarunta Cilmibaadhista ee ku yimid Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulankan waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxda sare ee , oo uu ka mid yahay Maxamed C. Xabxab, iyagoo muujiyay taageerada iyo dhiirrigelinta jiilka cusub ee aqoonta leh ee ka shaqeynaya dib-u-dhiska iyo horumarinta Soomaaliya.

Booqashadan waxay astaan u tahay xiriirka walaaltinimo, iskaashi iyo taageerada joogtada ah ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Turkiga. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Dowladda Turkiga iyo Safiirka dadaallada muuqda ee lagu garab istaagayo shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaan bogaadineynaa doorka muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso horumarinta cilmi-baarista, aqoonta iyo wacyigelinta bulshada.





KURBAN PROJESİ SOMALİ 2026 Kurbanınızı paylaşın, ihtiyaç sahiplerinin sofralarına bereket ve kalplerine umut olun.Bir ku...
07/05/2026

KURBAN PROJESİ SOMALİ 2026

Kurbanınızı paylaşın, ihtiyaç sahiplerinin sofralarına bereket ve kalplerine umut olun.
Bir kurban, bir aile için mutluluk ve umut olabilir.

✅ Şeriata Uygun Kesim
✅ Güvenilir ve Şeffaf Dağıtım
✅ İhtiyaç Sahiplerine Doğrudan Ulaşım
✅ Keçi • Koyun • İnek • Deve Seçenekleri

“Birlikte umut inşa ediyoruz.”

📍 Mogadişu, Somali
📞 +252 770 737374
🌐 africaihsanaid.org
📧 [email protected]

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ihsan Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share