Ihsan Foundation

Ihsan Foundation Empowering communities through humanitarian aid, education, and clean water initiatives.

🌙 JUMMAH MUBARAK 🤍As we prepare for the blessed days of Eid al-Adha, let your Qurbani become a source of hope, relief, a...
22/05/2026

🌙 JUMMAH MUBARAK 🤍

As we prepare for the blessed days of Eid al-Adha, let your Qurbani become a source of hope, relief, and happiness for families in need. 🐄🐑🐐

Together, we can share blessings, spread kindness, and make a lasting impact in our communities.

✨ Your Qurbani, Multiple Benefits.

Waxaa sharaf weyn noo ah annaga oo ku hadleyna magaca  in aan ka qeybgalno booqashadii qiimaha lahayd ee maanta uu Xarun...
07/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah annaga oo ku hadleyna magaca in aan ka qeybgalno booqashadii qiimaha lahayd ee maanta uu Xarunta Cilmibaadhista ee ku yimid Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulankan waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxda sare ee , oo uu ka mid yahay Maxamed C. Xabxab, iyagoo muujiyay taageerada iyo dhiirrigelinta jiilka cusub ee aqoonta leh ee ka shaqeynaya dib-u-dhiska iyo horumarinta Soomaaliya.

Booqashadan waxay astaan u tahay xiriirka walaaltinimo, iskaashi iyo taageerada joogtada ah ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Turkiga. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Dowladda Turkiga iyo Safiirka dadaallada muuqda ee lagu garab istaagayo shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaan bogaadineynaa doorka muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso horumarinta cilmi-baarista, aqoonta iyo wacyigelinta bulshada.





KURBAN PROJESİ SOMALİ 2026 Kurbanınızı paylaşın, ihtiyaç sahiplerinin sofralarına bereket ve kalplerine umut olun.Bir ku...
07/05/2026

KURBAN PROJESİ SOMALİ 2026

Kurbanınızı paylaşın, ihtiyaç sahiplerinin sofralarına bereket ve kalplerine umut olun.
Bir kurban, bir aile için mutluluk ve umut olabilir.

✅ Şeriata Uygun Kesim
✅ Güvenilir ve Şeffaf Dağıtım
✅ İhtiyaç Sahiplerine Doğrudan Ulaşım
✅ Keçi • Koyun • İnek • Deve Seçenekleri

“Birlikte umut inşa ediyoruz.”

📍 Mogadişu, Somali
📞 +252 770 737374
🌐 africaihsanaid.org
📧 [email protected]

QURBAN PROJECT SOMALIA 2026 Share your Qurbani and bring hope to families in need across Somalia.Your sacrifice can prov...
07/05/2026

QURBAN PROJECT SOMALIA 2026

Share your Qurbani and bring hope to families in need across Somalia.
Your sacrifice can provide food, relief, and happiness to vulnerable communities.

✅ Shariah-Compliant Qurbani
✅ Transparent & Trusted Distribution
✅ Direct Support to Needy Families
✅ Goat • Sheep • Cow • Camel Options Available

“Together we build hope through compassion and sacrifice.”

📍 Mogadishu, Somalia
📞 +252 770 737374
🌐 africaihsanaid.org
📧 [email protected]

04/05/2026

Waxaan garab istaagnay qoysas danyar ah annagoo ku wareejinay xoolo irmaan 🐐 si ay u helaan nolol dhaqaale oo waarta.
Tallaabo yar oo maanta ah, waxay noqon kartaa mustaqbal ifaya berri.

Waxaa sharaf weyn noo ahayd inaan la kulanno walaalaheenna Soomaaliyeed ee ka faa’iideystay deeqaha waxbarasho ee Diyane...
03/05/2026

Waxaa sharaf weyn noo ahayd inaan la kulanno walaalaheenna Soomaaliyeed ee ka faa’iideystay deeqaha waxbarasho ee Diyanet, kuwaas oo waxbarashadooda ku qaatay dalka Turkiga heerarka dugsiga sare iyo jaamacadda.

Maanta, mid kasta oo ka mid ahi waxa uu door muuqda ka qaadanayaa horumarka dalkiisa iyo adeegga bulshada, taas oo muujinaysa in maalgashiga aqoonta uu yahay furaha mustaqbalka.

Kulankan waxaa ka qeyb galay madaxda sare ee Africa Ihsan Foundation, oo uu ka mid yahay Maxamed C. Xabxab, iyagoo dhiirrigelinaya jiilka cusub ee aqoonta leh ee dhisaya Soomaaliya barwaaqo iyo horumar leh.

Diyanet bursları ile Türkiye’de lise ve üniversite eğitimlerini tamamlayan Somalili kardeşlerimizle bir araya gelmekten büyük memnuniyet duyduk.

Bugün her biri, ülkesine ve milletine hizmet yolunda önemli katkılar sunmakta ve eğitimin ne kadar güçlü bir yatırım olduğunu göstermektedir.

Bu anlamlı buluşmaya Africa Ihsan Foundation üst düzey yöneticileri de katıldı. Katılımcılar arasında Maxamed C. Xabxab da yer aldı.

Eğitimli yeni nesillerle güçlü ve müreffeh bir Somali inşa ediliyor.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Aduunka! — 1da MayMaanta waxaan xusnaynaa dhammaan shaqaalaha hufan ee adduunka — dhakhaati...
01/05/2026

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Aduunka! — 1da May
Maanta waxaan xusnaynaa dhammaan shaqaalaha hufan ee adduunka — dhakhaatiirta, injineerrada, macallimiinta, jaamacadleyda, kariyeyaasha, iyo dhammaan kuwa kale oo gacanta ku haya dhismaha bulshada!

🇸🇴🤝🇹🇷 Guul Taariikhi ah oo u soo hoyatay SoomaaliyaMaanta Dekedda Muqdisho waxaa si rasmi ah u soo gaaray markabka qodis...
10/04/2026

🇸🇴🤝🇹🇷 Guul Taariikhi ah oo u soo hoyatay Soomaaliya

Maanta Dekedda Muqdisho waxaa si rasmi ah u soo gaaray markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey, tallaabo weyn oo rajo cusub u horseedaysa horumarka iyo kobaca dhaqaale ee dalkeenna.

Waxaan rajeyneynaa in mashruucan uu noqdo mid fure u ah baraare iyo barwaaqo ay gaarto ummadda Soomaaliyeed, isla markaana xoojiya iskaashiga iyo walaaltinimada istaraatiijiyadeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Turkiga.

Sidoo kale, qaar ka mid ah madaxda sare ee 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮 𝗜𝗵𝘀𝗮𝗻 𝗙𝗼𝘂𝗻𝗱𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 oo uu ka mid yahay Maxamed C. Xabxab, iyagoo muujiyay taageeradooda ku aaddan horumarka dalka iyo adeegga bulshada.

Waa bilow cusub oo ifaya
Waa rajo iyo horumar
Waa mustaqbalka Soomaaliya

This Ramadan, we reached over 180,814 lives across Somalia 🇸🇴Moments like this remind us that behind every number…there ...
06/04/2026

This Ramadan, we reached over 180,814 lives across Somalia 🇸🇴

Moments like this remind us that behind every number…
there is a human story, a family, and a renewed hope.

Together, we build hope.
Together, we change lives.

05/04/2026

Alhamdulillah
This Ramadan, Africa Ihsan Aid Foundation reached over 180,814 people across Somalia 🇸🇴
From iftar meals to clean water, from orphan support to food aid — your generosity made it possible.
Together, we build hope.
Together, we change lives.

Kulanka casho sharaf ah ee lagu maamuusay laguna qiimeeyay shaqooyinkii wanaagsanaa ee laga qabtay bisha barakeysan ee R...
23/03/2026

Kulanka casho sharaf ah ee lagu maamuusay laguna qiimeeyay shaqooyinkii wanaagsanaa ee laga qabtay bisha barakeysan ee Ramadan
Madaxa hay’adda Mohamed Xaaji Shooble ayaa casho sharaf u sameeyay dhammaan team-ka hay’adda Africa ihsan Aid foundation, isagoo uga mahadceliyay dadaalkooda, samirkooda iyo naf-hurnimada ay muujiyeen.

Waxay ahayd habeen ay ka muuqatay midnimo, qadarin iyo dhiirrigelin sii xoojinaysa howlaha samafal ee bulshada loo hayo.
Alle ha ka aqbalo dhammaan kheyrkii la qabtay, hana nagu anfaco mar walba inaan sii wadno adeegga bulshada.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ihsan Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share