Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu

Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu Xarumaheena dhaqanka ee Machadka Yunus Emre Enstitüsü, Wax badan kaga ogoow Dalka turkiga.

Waxaan halkaan u joognaa Bixinta koorsoyinka luqada turkiga, munaasabadaha farshaxan iyo waxqabadyo dhaqameed.

🇹🇷 Somali’de 15 Temmuz Şehitleri Anısına Karan Erkek Yetimhanesinde Türkçe Sınıfı AçıldıYunus Emre Enstitüsü ile TİKA iş...
15/07/2026

🇹🇷 Somali’de 15 Temmuz Şehitleri Anısına Karan Erkek Yetimhanesinde Türkçe Sınıfı Açıldı

Yunus Emre Enstitüsü ile TİKA iş birliğinde, Mogadişu’da bulunan Karan Erkek Yetimhanesinde, 15 Temmuz Demokrasi ve Millî Birlik Günü şehitlerinin aziz hatırasına ithafen oluşturulan Türkçe sınıfı düzenlenen törenle hizmete açıldı.

Modern eğitim materyalleriyle donatılan sınıfta verilecek Türkçe eğitimleri, Yunus Emre Enstitüsü tarafından yürütülecek. Proje kapsamında Somalili öğrencilerin Türkçe öğrenmelerinin yanı sıra Türkiye’nin kültürü, tarihi ve değerleriyle daha yakından tanışmaları, gelecekte Türkiye’deki eğitim imkânlarından faydalanabilecek donanıma sahip olmaları hedefleniyor.

15 Temmuz şehitlerinin hatırasını eğitim yoluyla yaşatmayı amaçlayan proje, Türkiye ile Somali arasında eğitim ve kültür alanındaki güçlü iş birliğinin yeni bir halkasını oluşturuyor. Açılan Türkçe sınıfı, iki ülke halkları arasındaki dostluk bağlarını güçlendirirken, yetim çocukların nitelikli eğitim imkânlarına erişimine de katkı sağlayacak.

🇸🇴 Soomaaliya waxaa laga furay fasal lagu barto luqadda Turkiga oo ku yaalla Xarunta Agoonta Wiilasha ee Karan,kaas oo lagu maamuusayo xuska Shuhadadii 15-ka Luulyo.

Iyadoo ay iska kaashanayaan Machadka Yunus Emre iyo Hay’adda Iskaashiga iyo Isku-duwidda Turkiga (TİKA), ayaa xarunta agoonta wiilasha ee Karan oo ku taalla Muqdisho laga furay fasal lagu barto afka Turkiga. Fasalkan waxaa loo sameeyay xuska iyo sharafta shuhadadii 15-ka Luulyo, Maalinta Dimuqraadiyadda iyo Midnimada Qaranka ee Turkiga, waxaana si rasmi ah xarigga looga jaray munaasabad la qabtay.

Fasalka waxaa lagu qalabeeyay agab waxbarasho oo casri ah, waxaana casharrada afka Turkiga bixin doona Machadka Yunus Emre. Mashruucan wuxuu ujeedkiisu yahay in ardayda Soomaaliyeed aysan baran keliya luqadda Turkiga, isla markaana ay si dhow u bartaan dhaqanka, taariikhda iyo qiyamka dalka Turkiga, si mustaqbalka ay u diyaar garoobaan inay ka faa’iidaystaan fursadaha waxbarasho ee Turkiga.

Yunus Emre Enstitüsü

🇹🇷 15 Temmuz Demokrasi ve Millî Birlik Günü vesilesiyle şehitlerimizi rahmetle, gazilerimizi minnetle anıyoruz. 🇹🇷     🇸...
15/07/2026

🇹🇷 15 Temmuz Demokrasi ve Millî Birlik Günü vesilesiyle şehitlerimizi rahmetle, gazilerimizi minnetle anıyoruz. 🇹🇷



🇸🇴 Munaasabadda 15-ka Luulyo, Maalinta Dimuqraadiyadda iyo Midnimada Qaranka, waxaan naxariis Eebbe u baryeynaa shuhadadeenna, annagoo si weyn u xushmaynayna una mahadcelineyna geesiyaasheenii.

🇸🇴 Hambalyo 1 Luulyo Maalinta Madax Bannaanida Soomaaliya!🇹🇷 1 Temmuz Somali Bağımsızlık Günü Kutlu Olsun!Yunus Emre Ens...
01/07/2026

🇸🇴 Hambalyo 1 Luulyo Maalinta Madax Bannaanida Soomaaliya!

🇹🇷 1 Temmuz Somali Bağımsızlık Günü Kutlu Olsun!

Yunus Emre Enstitüsü

🇹🇷 Türkiye Cumhuriyeti’nin kurucusu Gazi Mustafa Kemal Atatürk’ün tüm dünya çocuklarına armağan ettiği 23 Nisan Ulusal E...
23/04/2026

🇹🇷 Türkiye Cumhuriyeti’nin kurucusu Gazi Mustafa Kemal Atatürk’ün tüm dünya çocuklarına armağan ettiği 23 Nisan Ulusal Egemenlik ve Çocuk Bayramı’nı Somali’de üçüncü kez kutladık. 🎉

Türkçe öğretim faaliyetlerini sürdürdüğümüz Karan Erkek Yetimhanesindeki programda Somalili çocuklarımız unutulmaz bir bayram daha yaşadı.🎊🎈

🇸🇴 23-ka Abriil oo ah Maalinta Madaxbannaanida Qaranka iyo Maalinta Carruurta, taasoo uu aasaasaha Jamhuuriyadda Turkiga Gazi Mustafa Kemal Atatürk u hibiyey dhammaan carruurta adduunka, ayaa sanadkii sadexaad laga xusay Soomaaliya iyadoo uu qabanqaabiyey Machadka Yunus Emre ee Muqdisho. 🎉

Machadka Yunus Emre Enstitüsü ee Muqdisho wuxuu munaasabadda ku qabtay Xarunta Agoonta Wiilasha ee kaaraan, halkaas oo uu h**e uga wado baridda luqadda Turkiga, wuxuuna carruurta Soomaaliyeed u sameeyey dabaaldag aan la ilaawi karin.🎊🎈




🇸🇴 23-ka Abriil oo ah Maalinta Madaxbannaanida Qaranka iyo Maalinta Carruurta, taasoo uu aasaasaha Jamhuuriyadda Turkiga...
23/04/2026

🇸🇴 23-ka Abriil oo ah Maalinta Madaxbannaanida Qaranka iyo Maalinta Carruurta, taasoo uu aasaasaha Jamhuuriyadda Turkiga Gazi Mustafa Kemal Atatürk u hibiyey dhammaan carruurta adduunka, ayaa sanadkii sadexaad laga xusay Soomaaliya iyadoo uu qabanqaabiyey Machadka Yunus Emre ee Muqdisho. 🎉

Machadka Yunus Emre Enstitüsü ee Muqdisho wuxuu munaasabadda ku qabtay Xarunta Agoonta gabdhaha ee Bondheere, halkaas oo uu h**e uga wado baridda luqadda Turkiga, wuxuuna carruurta Soomaaliyeed u sameeyey dabaaldag aan la ilaawi karin.🎊🎈

🇹🇷 Türkiye Cumhuriyeti’nin kurucusu Gazi Mustafa Kemal Atatürk’ün tüm dünya çocuklarına armağan ettiği 23 Nisan Ulusal Egemenlik ve Çocuk Bayramı’nı Somali’de üçüncü kez kutladık. 🎉

Türkçe öğretim faaliyetlerini sürdürdüğümüz Bondheere Kız Yetimhanesindeki programda Somalili çocuklarımız unutulmaz bir bayram daha yaşadı.🎊🎈



🇸🇴 Markabka qodista shidaalka badda ee “Çağrı Bey”, oo hawlgalkiisii ugu horreeyay ee qodista shidaalka badda ka fulinay...
12/04/2026

🇸🇴 Markabka qodista shidaalka badda ee “Çağrı Bey”, oo hawlgalkiisii ugu horreeyay ee qodista shidaalka badda ka fulinaya meel ka baxsan xuduudaha dalka,taas oo ka dhacaysa baddaha Soomaaliya, ayadoo la aaminsan yahay inay wax weyn ka tari doonta mustaqbalka wadajirka ah ee labada dal. Waxaan u rajeynaynaa in shaqooyinkaas ay noqdaan kuwo kheyr leh. 🌟

🇹🇷 Türkiye’nin ilk sınır ötesi derin deniz sondajını Somali denizlerinde gerçekleştirecek olan Çağrı Bey sondaj gemisinin iki ülkenin ortak geleceğine büyük bir katkı sağlayacağına inanıyor, çalışmaların hayırlı olmasını diliyoruz. 🌟

🇸🇴 Diyaar ma u tihiin inaad horumarisan luqaddiina  Turkiga oo aad ogaatan dhaqanka Turkiga sanadka 2026?Na​la socda! 😉🇹...
02/04/2026

🇸🇴 Diyaar ma u tihiin inaad horumarisan luqaddiina Turkiga oo aad ogaatan dhaqanka Turkiga sanadka 2026?

Na​la socda! 😉

🇹🇷 2026’da Türkçenizi geliştirmeye ve Türk kültürünü keşfetmeye hazır mısınız?

Takipte kalın! 😉

🇹🇷 111 yıl önce Çanakkale’de yazılan destan, bugün hâlâ aynı ruhla kalplerimizde yaşıyor. 🇹🇷“İmkânsız” denileni mümkün k...
18/03/2026

🇹🇷 111 yıl önce Çanakkale’de yazılan destan, bugün hâlâ aynı ruhla kalplerimizde yaşıyor. 🇹🇷

“İmkânsız” denileni mümkün kılan bu büyük zafer; cesaretin, fedakârlığın ve vatan sevgisinin en güçlü simgelerinden biri oldu.

Bu anlamlı günde, başta Gazi Mustafa Kemal Atatürk ve silah arkadaşları olmak üzere, tüm kahramanlarımızı saygı ve minnetle anıyoruz.

🇸🇴 11 sano ka hor halyeeyadii Çanakkale lagu qoray isla ruuxdii waxay ilaa maanta ku nool yihiin qalbiyadeena
Guushan weyn ee la moodayay mid aan suurto gal ahayn balse la xaqiijiyay, waxay astaan u noqotay geesinimo, naf hurnimo iyo jacayl qaran oo heer sare ah.
Munaasabaddan qiimaha leh awgeed, waxaan si qoto dheer u xusuusaneynaa oo aan u maamuusaynaa dhammaan halyeeyadeena, gaar ahaan Gazi Mustafa Kemal Atatürk iyo saaxiibadiisii qalabka sida , anagoo muujinayna xushmad iyo mahadnaq aan lasoo koobi karin.

🇹🇷 Bir milletin sesi: İstiklal Marşı. İstiklal Marşı, Türk milletinin bağımsızlık mücadelesinin ve ortak hafızasının en ...
12/03/2026

🇹🇷 Bir milletin sesi: İstiklal Marşı.

İstiklal Marşı, Türk milletinin bağımsızlık mücadelesinin ve ortak hafızasının en güçlü sembollerinden biridir.

12 Mart 1921’de kabul edilen bu eşsiz eserin şairi Mehmet Âkif Ersoy’u saygı ve rahmetle anıyoruz.

🇸🇴 Codka Milladda: Heesta Calanka (İstiklal Marşı) 🇹🇷

​Heesta Calanka (İstiklal Marşı) waa mid ka mid ah calaamadaha ugu xooggan ee halgankii madax-bannaanida iyo xusuusta guud ee qaranka Turkiga.

​Waxaan si xushmad iyo naxariis leh u xusuusanaynaa gabayaagii tiriyay silsiladdan aan la midka ahayn ee la aqbalay 12-dii Maarso 1921-dii, Mehmet Âkif Ersoy.



🇸🇴 Ururka ALTE ayaa Imtixanka Tijaabi heerka luqadada (TYS) ee afka turkiga u ansixiyay midka kaliya ee u caalamisan luq...
10/12/2025

🇸🇴 Ururka ALTE ayaa Imtixanka Tijaabi heerka luqadada (TYS) ee afka turkiga u ansixiyay midka kaliya ee u caalamisan luqadda Turkiga, Waxaa Bilaawday Codsiyada imtixaanka TYS.

Taariikhda Imtixaanka: 1 February 2026
Taariikhaha Codsiga: 8 December 2025-3 January 2026

Codsiga: sinav.yee.org.tr
Macluumaad faahfaahsan: tys.yee.org.tr

🇹🇷 Türkçenin ALTE onayını alan uluslararası geçerliğe sahip ilk dil sınavı (TYS) başvuruları başladı!

Sınav Tarihi: 1 Şubat 2026
Başvuru Tarihi: 8 Aralık 2025-3 Ocak 2026
Başvuru İçin: sinav.yee.org.tr
Ayrıntılı Bilgi İçin: tys.yee.org.tr

Address

Xaruntii Hore Ee Machadka Farsamada (KM4 Maarif Campus), KM-4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613088665

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Yunus Emre Enstitüsü - Mogadishu:

Shortcuts

Share