09/03/2026
๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐ข๐ง ๐ญ๐ก๐ ๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ญ๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐ & ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐.
โFursadaha Shaqo ee Suuqa Dhismaha (Architecture-ka) & Injineeriyada ee Soomaaliyaโ
madashaan waxaa soo qabanqaabiyey Somali Institute of Architects - SIA iyo Department of Architecture, Faculty of Engineering, Somali National University.
kulan cilmiyeedkaan wuxuu ka koobanaa muxaadarooyin, bandhigyo iyo dood cilmiyadeed oo ku saabsanaa in lawacyigaliyo Architetcs-ka iyo injineerada sida looga xiri laha suuqa shaqada, loona heli laha dhalin xirfadlayaal ah oo door muhiim ka qaadan kar dib u dhiska soomliyada cusub.
๐๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐ฌ๐ข'๐๐๐ ๐ฎ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ญ๐ข๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐-๐ค๐.
https://chat.whatsapp.com/JeAZAz2Ffcw9Vvsytn5c4D
Contacts
Tell: +252771708601
Email: [email protected]
Web: sia.org.so