HISDA - Hiigsi Social Development Association

Directions Website

HISDA - Hiigsi Social Development Association HIIGSI Social Development Association (HISDA) seeks to Building a stable society that relies on itself to contribute to the development of society.

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” waxay garab taagan tahay Garsoore Soomaaliyeed  Omar Abdulkadir Artan.Inkasta oo uu si buuxda ugu diyaar garoobay ...
10/06/2026

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” waxay garab taagan tahay Garsoore Soomaaliyeed Omar Abdulkadir Artan.

Inkasta oo uu si buuxda ugu diyaar garoobay ka qaybgalka Ciyaaraha Adduunka ee World Cup 2026 ee lagu qabanayo dalalka USA, Canada iyo Mexico, haddana waxaa laga hor istaagay inuu galo dalka Maraykanka oo shaqadiisa Garsoornimo guto taas oo ay FIFA ugu Xulatay 52 Garsoore oo Carta qayb ka ahaa, taasoo niyad-jab ku noqon karta qof kasta oo dadaal badan geliyay xirfaddiisa.

Garsoore Cumar, madaxa kor u qaad. Soomaali oo dhan ayaa ku garab taagan, waxaana ku kalsoonahay in dadaalkaaga, kartidaada iyo sumcadda aad kubadda cagta Soomaaliyeed iyo Aduunka ku leedahay aysan halkan ku joogsan doonin.

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” waxay muujinaysaa taageeradeeda buuxda waxayna ku boorrinaysaa bulshada Soomaaliyeed inay garab istaagaan geesigeenna garsoorka.

******

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” stands in solidarity with Somali referee Omar Abdulkadir Artan.

Although he was fully prepared to participate in the FIFA World Cup 2026, which will be hosted by the United States, Canada, and Mexico, he was denied entry into the United States and prevented from carrying out the refereeing duties for which FIFA had selected him among a group of 52 referees. Such an experience can be deeply discouraging for anyone who has dedicated significant effort and commitment to their profession.

Referee Omar, keep your head high. The Somali people stand with you, and we are confident that your dedication, talent, and reputation in both Somali and international football will continue to open new opportunities and achieve greater success.

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” expresses its full support and encourages the Somali community to stand behind our refereeing hero.





Maamulka iyo howl-wadeenada Ururka HISDA - Hiigsi Social Development Association  Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan...
28/05/2026

Maamulka iyo howl-wadeenada Ururka HISDA - Hiigsi Social Development Association Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda Ciidul-Adxa awgeed.

Waxaan Allah uga baryaynaa in uu dalkeenna iyo dadkeenna u siyaadiyo nabad, barwaaqo iyo horumar.

๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—”๐—ก ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž! ๐ŸŒ™๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” - ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ  waxa ay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda M...
18/02/2026

๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—”๐—ก ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž! ๐ŸŒ™

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” - ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ด๐˜€๐—ถ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ waxa ay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” Waxay alleh ugu baryaysaa in uu inaga aqbalo soonka iyo cibaadada, inagana dhigo kuwii ka faaโ€™iidaysta fadliga iyo ajarka weyn ee bishan barakaysan.

Ramadaan Kariim.

Hisda xarunteeda horumarinta Nabada(Hisda Peace Development Centre)_____________________________________________Qayb kam...
05/01/2025

Hisda xarunteeda horumarinta Nabada
(Hisda Peace Development Centre)
_____________________________________________

Qayb kamida wacya galinta Nabadda

Muwaadin walalkaa hadilin adigoo badbaadin kara.






๐—•๐—”๐—”๐—ค ๐—ก๐—”๐—•๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—— ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ด๐˜€๐—ถ - ๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” waxa uu Baaq nabadeed ka soosaaray  xaaladaha Dagaalada Soke...
31/12/2024

๐—•๐—”๐—”๐—ค ๐—ก๐—”๐—•๐—”๐——๐—˜๐—˜๐——

๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ด๐˜€๐—ถ - ๐—›๐—œ๐—ฆ๐——๐—” waxa uu Baaq nabadeed ka soosaaray xaaladaha Dagaalada Sokeeye ee ka aloosan deegaano kala duwan ee dalka..

Ururka HISDA ayaa Baaq nabadeed u diraya cid walba oo ka mid ah Culumada, salaadiinta, nabadoonadda, Siyaasiyiinta, bulshada qaybaheeda kala duwan iyo guud ahaan dowladda Soomaaliyeed loogu baaqayaay in lajoojiyo lagana hortago dagaalada qabiilaysan ee kasocda deegaano badan ee dalka oo walaalo iyo qabiilo soomaaliyeed ay dhiig iskaga daadinayaan.

Allah aan ka cabsano oo aan joojino dhiiga Sokeeye ee daadanaya.

ุงู„ุขูŠุฉ: ๏ดฟ ูˆูŽู„ูŽุง ุชูŽู‚ู’ุชูู„ููˆุง ุงู„ู†ู‘ูŽูู’ุณูŽ ุงู„ู‘ูŽุชููŠ ุญูŽุฑู‘ูŽู…ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฅูู„ู‘ูŽุง ุจูุงู„ู’ุญูŽู‚ู‘ู ูˆูŽู…ูŽู†ู’ ู‚ูุชูู„ูŽ ู…ูŽุธู’ู„ููˆู…ู‹ุง ููŽู‚ูŽุฏู’ ุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ู„ููˆูŽู„ููŠู‘ูู‡ู ุณูู„ู’ุทูŽุงู†ู‹ุง ููŽู„ูŽุง ูŠูุณู’ุฑููู’ ูููŠ ุงู„ู’ู‚ูŽุชู’ู„ู ุฅูู†ู‘ูŽู‡ู ูƒูŽุงู†ูŽ ู…ูŽู†ู’ุตููˆุฑู‹ุง ๏ดพ

Asc dhallinyaro aan dhiig ku caawino walaldeen dhibaatada Soo gaartay.         Dhigaaga ku badbaadi walalkaa iyo walaash...
02/08/2024

Asc dhallinyaro aan dhiig ku caawino walaldeen dhibaatada Soo gaartay. Dhigaaga ku badbaadi walalkaa iyo walaashaa.

Madasha kobcinta garaadka aadanaha ayaa waxaa soo agaasimay xafiiska OPM Somalia , shirkan waxa uu muhiimad u leeyahay b...
22/05/2024

Madasha kobcinta garaadka aadanaha ayaa waxaa soo agaasimay xafiiska OPM Somalia , shirkan waxa uu muhiimad u leeyahay bulshada soomaaliyeed gaar ahaan yarenta faqriga iyo kobcinta dhaqaalaha.

HISDA waxay boogaadinaysaa dadaalka balaaran oo ay dowlada ku bixibayso Horumarinta Karaanka aadanaha.

Waxaan Farxada CIIDUL FIDRIGA la wadaageena Dhaaman ummada Islam ka Qaasatan  ummada Soomaliyee waxaan idiin leenahay  C...
09/04/2024

Waxaan Farxada CIIDUL FIDRIGA la wadaageena Dhaaman ummada Islam ka Qaasatan ummada Soomaliyee waxaan idiin leenahay CIID WANAAGSAN ... EID MUBARAK.

ุฃู‡ู†ุฆูƒู… ุจุญู„ูˆู„ ุงู„ุนูŠุฏ ุงู„ูุทุฑ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ. ูƒู„ู ุนุงู…ู ูˆุฃู†ู’ุชู…ู’ ุจุฎูŠุฑ ุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. โงโ€ซ โ€ฌโฉ โงโ€ซ โ€ฌโฉ.

Ramadaaan MubarakAlle ha ina waafajiyo Acmaasha wanagsan, ee bisha ramadaan, Ha alle hanagu daro kuwa loogu naxatiisto, ...
10/03/2024

Ramadaaan Mubarak
Alle ha ina waafajiyo Acmaasha wanagsan, ee bisha ramadaan, Ha alle hanagu daro kuwa loogu naxatiisto, loogu dembi dhaafo, naartana ka xoreeyo.

Waxaan si adag uga soo horjeednaa Damaca Itoobiya ee Badada soomaaliya. Waxaan si Buuxda u garab istaagnahay Go'aanka Do...
02/01/2024

Waxaan si adag uga soo horjeednaa Damaca Itoobiya ee Badada soomaaliya. Waxaan si Buuxda u garab istaagnahay Go'aanka Dowladaada soomaaliya, Qaraarka xukuumada iyo midka baarlamaanka soomaaliya.
Shacbiga soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa inay is si toos ah isku garab istaagaan dowladooda, siyaasiyiintana waxaan ugu baaqeynaa in ay arinkaan kala shaqeeyaan dowlada oo aan la dhigin arin koox ama xiabi gaar ku ah.

Address

Taleex/Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HISDA - Hiigsi Social Development Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share