Ismail Mire Foundation

Ismail Mire Foundation waa hay'ad u taagan caawinta dadka baahiyaha gaarka qaba iyo cid walba oo ubahan caawinad bini aadantinimo kuna nool guud ahaan dalkena soomaaliya

wll nagala qayb qado cawinta dadka jilicsan

21/05/2026

waxaa si habsimi leh noogu Soo dhamaaday tababar cinwaankiisu ahaa tayaysiinta waxbarashada (quality of education) oo aanu ku qabanay dagmada xamarlaguxidh, ayna ka faaiidaysteen macalimiinta, maamulayaashu iyo hawlwadeenada waxbarashada dagmada.
waxaan aad ugu mahadcelinaynaa mamulka dugsiga dhexe ee xamarlaguxidh, odayaasha dhaqanka, culimada iyo tababarayaasha muasasada oo si hagarla'aan ah uga qaybqaatay barnamijka.

waxaanu sidoo kale u kuurgalnay baahiyaha ugu waawayn ee dagmada inaan ogaano, waxayna odayaasha deegaanku noo sheegeen in dagmadu ay ubaahantahay in si dhakhsa ah loo hirgaliyo dugsigii sare ee dagmada.

Hambalyo. Ciid Mubaarak ummada islaamka qaasatan kuwa soomaaliyeed.Waxaa illahay noo suurta galiyay inaan farxada ciida ...
20/03/2026

Hambalyo. Ciid Mubaarak ummada islaamka qaasatan kuwa soomaaliyeed.
Waxaa illahay noo suurta galiyay inaan farxada ciida awgeed la qaybsano bulshada ku dhaqan buuhoodle.
anagoo munaasabada ciida awgeed gaadhsiinay macmacaan iyo biyo shacabkii ku tukanayay garoonka xabado stadium oo lagu oogayay salaada ciida.
farxad ku ciida
.

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Telephone

+252617945578

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Mire Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share